Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siminaar loo soo xiray saraakiil iyo howlwadeenno ka tirsan Wasaaradda difaaca “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Siminaar loo soo xiray saraakiil iyo howlwadeenno ka tirsan Wasaaradda difaaca “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkaan oo muddo afar maalin ah uga socday magaalada Muqdisho saraakiil iyo howlwadeeno ka tirsan Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliyaย  ayaa waxaa u soo xiray Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Gaashaandhigga mudane Cabdalle Xuseen Caliย  siminaarkaas oo ay bixineysay hayโ€™adda IIDA oo ka mid ah hayโ€™adaha ka howl gala dalka.

Siminaarka ayaa ahaa mid lagu baranayay ka hor taga ku xadgudubka xaquuqda aadanaha iyo askareynta carruurta, waxaana saraakiisha ka qayb gashay tababarka ay meesha ka saareen in Soomaaliya ay ka jirto in carruur loo askareeyo ka mid noqoshaha ciidanka Qaranka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Marwo Duniyo Maxamed Cali oo ka mid ah saraakiisha Hayโ€™ada IIDA oo ka hadashay xiritaanka siminaarka ayaa sharaxaad ka bixisay siminaarka iyo ujeedooyinka laga lahaa.

โ€œTababarkaan waxaa uu ku saabsanaa ilaalinta xaquuqda guud ahaan ee beniโ€™adaamka, gaar ahaan tan carruurta Soomaaliyeed, tababarkaan wuxuu ahaa mid fikirka Soomaali ay lahayd,โ€ayuu tiri marwada.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga mudane Cabdalle Xuseen Cali ayaa uga mahad celiyay hayโ€™ada IIDA siminaarka ay siisay saraakiisha Wasaaradda gaashaandhiga, waxaana uu sheegay in waxba aysan ka jirin eedeyamaha ah in dowladda Soomaaliya ay carruur askareyso, dadka loo soo xiray siminaarka ayuuna la dar daarmay.

โ€œWaxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan idin kala soo qayb galo oo aan idiin xiro howshii ay idiin waday maalmihii la soo dhaafay hayโ€™ada IIDA oo aan runtii uga mahad celineyno fursadaan qaaliga ah oo ay u sameysayย  Wasaaradda Gaashaandhiggaโ€ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka.

Wasiir ku-xigeenka ayaa dhanka kale waxaa uu shaaca ka qaaday in Wasaaraddu furtay akoon loogu talo galay in bulshadu uga qayb qaadato taageerida ciidanka xooggaย  iyo howlgalada ka dhanka ah kooxda UGUS, waxaana uu bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ciidanka lagu taageero xoreynta dalka .

โ€œWaxaa la furay Akoon akoonkaasi oo loogu magac daray difaaca dalka qof walba oo mawaadin ah oo Soomaali ahna in uu ka faaโ€™iideysto waad ogtiihiin dalka cadaw ayaa ku dhuumaaleysanaya, cadawgaasna hadaanaan anagu iska xoreyn qof naga xoreynayaa ma jiro, aduunku waa na kaalmey karaa laakiin howsha inteeda badan anaga ayaa nalaga rabaaโ€ayuu yiri Wasiir Cabdalle.

Ugu dambeyntii Wasiir ku-xigeenka difaaca ayaa waxaa uu shahaadooyin guddoonsiiyay saraakiisha loo soo xiray siminaarka oo 20 kor u dhaafayay.

vlcsnap-2015-08-16-09h20m28s217 vlcsnap-2015-08-16-09h20m37s47 vlcsnap-2015-08-16-09h20m55s229 vlcsnap-2015-08-16-09h20m59s14 vlcsnap-2015-08-16-09h21m04s60 vlcsnap-2015-08-16-09h21m24s10 vlcsnap-2015-08-16-09h21m33s97 vlcsnap-2015-08-16-09h21m45s212 vlcsnap-2015-08-16-09h22m02s124 vlcsnap-2015-08-16-09h22m09s201 vlcsnap-2015-08-16-09h22m18s36 vlcsnap-2015-08-16-09h22m32s175 vlcsnap-2015-08-16-09h22m36s217 vlcsnap-2015-08-16-09h22m40s252 vlcsnap-2015-08-16-09h23m15s86 vlcsnap-2015-08-16-09h23m29s230 vlcsnap-2015-08-16-09h24m00s24 vlcsnap-2015-08-16-09h24m17s195 vlcsnap-2015-08-16-09h24m41s178 vlcsnap-2015-08-16-09h24m53s43 vlcsnap-2015-08-16-09h25m18s44 vlcsnap-2015-08-16-09h25m23s93 vlcsnap-2015-08-16-09h25m28s142 vlcsnap-2015-08-16-09h25m51s116 vlcsnap-2015-08-16-09h26m02s225 vlcsnap-2015-08-16-09h26m23s175 vlcsnap-2015-08-16-09h26m35s40 vlcsnap-2015-08-16-09h26m45s146 vlcsnap-2015-08-16-09h26m59s26 vlcsnap-2015-08-16-09h27m41s188 vlcsnap-2015-08-16-09h28m25s116

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Adeegsiga badan ee Telefonada gacanta waxay ay keeni karaan kansarka maskaxda, DARAASAD.

Next Post
Adeegsiga badan ee Telefonada gacanta waxay ay keeni karaan kansarka maskaxda, DARAASAD.

Adeegsiga badan ee Telefonada gacanta waxay ay keeni karaan kansarka maskaxda, DARAASAD.

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In