Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siyaasadda Waxbarashada ee dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Maalinta qorista iyo akhriska adduunka oo laga xusay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka oo looga hadlayay siyaasadda Waxbarashada ee dadka baahiyaha gaarka qaba oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada,  Hidaha iyo Tacliinta Sare ayaa  lagu soo gabagabeeyay maagalada Muqdisho .

 

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Inta uu socday kulanka ayaa  waxa ay isweydaarsadeen ka soo qeyb galayaasha madasha sida ugu fudud ee loo wajahi karo in ay helaan Waxbarasho tayo leh dadka lixaadkoodu dhimanyahay

Maxamed Muuse Xasan waxaa uu ka midyahay dadka  maqalka la’ ee ka soo qeybgalay kulanka,  waxa uu codsaday in  manaahijta Waxbarasho ee  dalka lagu soo daro  luuqadda dhegoolayaasha si loo fahmo baahidooda gaarka ah.

Madaxa xiriiirka Waxbarshada dugsiga Indhoolayaasha Al -Nuur Cumar Cabdi Salaam Diiriye ayaa sheegay dhankooda in door muhiim ah ay ka qataan sidii dadkaasi waxbasho tayo leh u heli lahaayeen, waxa uuna uu mahadcelin u jeediyay  Wasaaradda Waxbashada ee Dalka

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxabarshada Mudane Xasan Maxamed Cali  ayaa  waxa uusheegay in ayax weyn  ka badali doonaan siyaasadda  Waxbasrahada ee dadka baahiyaha gaarka ah qaba

Wasiirku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Xkuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Feysal Cumar Guuleed ayaa waxaa uu sheegay in Wasaaradda ay diyaar u tahay wax u qabashada Dadka qaba Baahiyaha gaarka ah, si ay u helaan Waxbarasho tayaysan.

 

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta XFS oo si rasmi ah xariga uga jaray xafiiska Hay’adda (IOM) ee Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Amniga oo tababar u soo xiray saraakiil ciidan “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Amniga oo tababar u soo xiray saraakiil ciidan “SAWIRRO”

Wasiirka Amniga oo tababar u soo xiray saraakiil ciidan "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In