Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siyaasiyiinta Gobolka Hiiraan oo soo dhaweeyay Xil wareejinta Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Siyaasiyiinta Gobolka Hiiraan oo soo dhaweeyay Xil wareejinta Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin “Sufuroow” ayaa soo dhaweeyay Xil wareejinta uu aqbalay Guddoomiyii hore ee Gobolkaas Yuusuf Axmed Hagar “Dabageed” oo shalay ka dhacday magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyihii hore Yuusuf Dabageed howlihii adkaa oo usoo qabtay Gobolka Hiiraan, isagoo Guddoomiyaha cusub ugu baaqay in uu dardar geliyo howlaha horyaala maamulkiisa ee bulshadu ay ka sugeyso.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Shalay ayeey Xil wareejin soo afjartay qalalaasi ka dhashay xil ka qaadis lagu sameeyay Guddoomiyii hore ee G\H Yuusuf Dabageed oo ay goobjoog ka ahaayeen Madaxweynaha D\G Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare , Guddoomiyaha Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre , Xildhibaanno iyo Wasiirro ka tirsan dowlada Federaalka ay ka dhacday magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan

Previous Post

Wafdi ka socda dowlada Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool

Next Post

Wasiirka Haweenka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan QM oo gaaray Baydhabo+Sawirro

Next Post
Wasiirka Haweenka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan QM oo gaaray Baydhabo+Sawirro

Wasiirka Haweenka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan QM oo gaaray Baydhabo+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In