Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soo nooleynta adeegyada Bulshada iyo dib u dhiska dalka oo London looga hadlay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Soo nooleynta adeegyada Bulshada iyo dib u dhiska dalka oo London looga hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay sidii dadka xirfadaha leh ee Qurba joogta ah ay uga qeyb qaadan la haayeen soo nooleynta adeegyada bulshada ee dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada London ee Wadanka Ingiriiska, kaasi oo ay ka qeyb galeen qeybaha bulshada ee magaalada London ku nool.

Kulanka oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen ururka ardeyda iyo xirfadleyda  Soomaalida Qurbaha ku nool ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan WSSP iyo hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan socdaalka ee IOM  ayaa dulucdiisu aheyd sidii  loo kordhin lahaa saameynta dadka wax bartay ee dibada ku nool ay kaalin muuqata uga qaadan la haayeen dib u dhiska iyo horumarka dalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Shirka oo ka dhacay xarunta Jaamacada UCL ee magaalada London ayaa agaasimaha hay’adda WSSP Qaasim Maxamed Cali waxa uu sheegay in ururkoodu oo kaalin ka geystay caawinta adeegyada arrimaha bulshada sida caafimaadka iyo wax-barashada iyaga oo aanay jirin cid ku caawineysay intii ay ku guda jireen howshaasi.

Frantz Celestin oo ah agaasimaha barnaamijyada IOM ayaa sheegay in hay’addu ay diyaar u tahay in ay qarashka ka bixiso qof kasta oo Soomaali xirfad le ah, isla markaana diyaar u ah  in uu dib u dhiska wadanka ka qeyb qaato.

shir 1 shir 2 shir 3 shir 4 shir 5 shir 6 shir 7 shir 8 shir 9 shir 10

Previous Post

Markabkii dowladda u dirtay Yemen oo ku xirtay dekadda Mukallah

Next Post

Wasiirka Warfaafinta iyo ku-xigeenkiisa oo ka qeyb galay tartan heesaha hirgalay “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Warfaafinta iyo ku-xigeenkiisa oo ka qeyb galay tartan heesaha hirgalay “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta iyo ku-xigeenkiisa oo ka qeyb galay tartan heesaha hirgalay “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In