Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhexmara labada dhinac

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhexmara labada dhinac
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Harruuse oo kulan doceed kula yeeshay magaaladda New York ee dalka Mareykanka dhiggiisa dalka Koonfur Afrika Naledi Pandor ayaa ka wada hadlay xariirka soo jireeen ah ee iskaashi ee ka dhaxeeda labada dowladood.

Wasiirka oo kulanka ka kadib qoraal soo saaray ayaa yiri “ Waxaan aniga iyo Wwasiirka xiriirka caalamiga iyo iskaashiga South Africa H.E Naledi Pandor ku kala saxiixanay magaalada New York  heshiis Iskaashi oo dhabbaha u xaaraya inay labadeenna dal wadashaqayn buuxda ka yeeshaan arrimaha diblumaasiyadda, ammaanka, ganacsiga, la socodka xaaladda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Africa iyo isu socodka guud”.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Harruuse ayaa dhiggiisa Wasiirka xiriirka caalamiga iyo Iskaashiga South Africa ka xog waramay taariikhda halgan ee labada dal iyo kaalintii dalkeennu ku lahaa gobonimo doonka South Africa, iyadoo Wasiirku ka mahadcelisay garab istaaggii dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ay u muujiyeen xiliga midab kala sooca ka jiray Dalka South Africa.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay shacabka ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Beladweyne

Next Post

Hay’adda SoDMA oo diyaarado soo daabulo dhaawacyada qaraxii maanta u dirtay Beladweyne

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo diyaarado soo daabulo dhaawacyada qaraxii maanta u dirtay Beladweyne

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In