Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya iyo Uganda oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka iyo ganacsiga ”SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya iyo Uganda oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka iyo ganacsiga ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
  1. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxmed Xasan oo uu wehliyo Danjiraha Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur ) ayaa Kulamo Muhiim ah la qaatay Wasiiradda arrimaha Dibadda, Gaadidka iyo Ganacsiga ee Dalka Uganda.

Wasiir Jamaal ayaa ugu horeeyn kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Uganda Mudane Saam kuteesa, asigoo kaga mahadceliyay Dawladda Uganda kaalinteeda kaga aadaan hawlgalka Nabad ilaalinta iyo xaslinta Soomaaliya ee loo yaqaano AMISOM. sidoo kale kulankan intuu u socday ayaa looga hadlay xiriika laba-geesoodka ah ee ka dhaxeeya labada wadan ee Soomaaliya iyo Uganda,

Sidoo kale Wasiir Jamaal ayaa kulan la qaatay Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadidka ee Dawladda Uganda Mudane Edward Katumba Wamala, kulankan ayaa loga hadlay arrimo la xariiro socdaalka, dhaqdhaqaaqa dadka iyo Ganacsiga ee labada wadan si kor loogu qaado ama loo xoojiyo xiriirka ganacsi ee labada dal.

Related posts

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

February 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026

Ugu dambeyn Wasiir Jamaal ayaa la kulmay Wasiirka Gancsiga iyo iskaashiga dhaqaalaha ee dalka Uganda Marwo Amiiliya jaambadee iyagoo kawada hadlay horumarinta ganacsiga iyo iskaashiga dhaqaalaha labada dal ee Soomaaliya iyo Uganda. Kulakan oo qaatay saacdo dheer ayaa sido kale looga hadlay xoojinta iyo kor u qaadista xiriirka Ganacsi ee labada dal. Sidoo kale Intii u socday kulankan ayaa looga hadlay danaha ganacsi ee labada wadan iyo alaabada iyo adeegyada ay labada dal is dhaafsan karaan.

Wasiiradda ayaa isla gartay in muddo bil gudaheed ah Kampala lagu qabto kulan ay isku imaanayaan Ganacsatada Soomaaliya iyo Uganda si ay uga wada xaajoodaan xariirka ganacsi ee labada dal.

  1. Wasiir Jamaal oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda isla markaana ka mid ahaa wafdi la socday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulamo muhiim ah la yeeshay madaxda dalka Uganda.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo ka qeyb galay Caleemo saarka Madaxweynaha Jabuuti (Sawirro)

Next Post

Madaxweynaha Galmudug iyo mas’uuliyiin kale oo ka qeyb galay aaska Marxuum Sheekh Cali Axmed Faarax “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug iyo mas’uuliyiin kale oo ka qeyb galay aaska Marxuum Sheekh Cali Axmed Faarax “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug iyo mas’uuliyiin kale oo ka qeyb galay aaska Marxuum Sheekh Cali Axmed Faarax “SAWIRRO”

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

February 17, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In