Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo dadaal ku bixineysa Teknoolajiyad loo simanyahay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 months ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo dadaal ku bixineysa Teknoolajiyad loo simanyahay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Aadan Macallin oo ku sugan Geneva, Switzerland, ayaa ka qeybgalay dood heer sare ah oo ka tirsan shir-sanadeedka ๐—ช๐—ฆ๐—œ๐—ฆ+๐Ÿฎ๐Ÿฌ cinwaankeedu ahaa:

โ€œDardar-gelinta Helitaanka Caalamiga ah ee Macluumaadka iyo Aqoonta Xilligan Dijitaalka ahโ€,

Related posts

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

Wasiirka oo si qoto dheer ugu faaqiday hiigsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan dhisidda bulsho dijitaal ah oo loo siman yahay, iyadoo la adeegsanayo Siyaasadda Qaran ee Teknoolojiyadda Casriga ah, taasoo ay Golaha Wasiirradu ansixiyeen horraantii sanadkan.

โ€œ๐—ฆ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚ ๐—บ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ โ€“ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ป๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ Q๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป,โ€ ayuu yiri Wasiir Maxamed Aadan.

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macallin ayaa sidoo kale xusay tallaabooyinka muhiimka ah ee dowladda qaaday, kuwaas oo ay ka mid yihiin:

Ballaarinta adeegga internet-ka degdega ah ee la awoodi karo.

Barnaamijyo xirfadeed oo gaar loogu talagalay dumarka iyo dhallinyarada.

Horumarinta adeegyada dijitaalka ah ee loo gaarsiinayo bulshooyinka nugul.

Inta doodu socotay, Wasiirku wuxuu si gaar ah ugu baaqay hayโ€™adaha caalamiga ah, sida ITU iyo la-hawlgalayaal kale, in ay xoojiyaan taageerada ay siiyaan dalalka soo koraya, si loo xaqiijiyo in horumarka dijitaalka ah uusan cidna ka tagin.

Ka-qaybgalka Soomaaliya ee WSIS+20 wuxuu caddayn u yahay dadaalka joogtada ah ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada, iyo sida ay Dowladda Federaalka uga goโ€™an tahay hirgelinta hannaan dijitaal ah oo caddaalad ku dhisan, fursad u abuura qof kasta, kana tarjuma aragtida qaran ee horumar iyo is-dhexgal dhijitaal ah oo waara

 

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaadiid kala wareegay Mareykanka

Next Post

Guddoomiye Muungaab oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

Next Post
Guddoomiye Muungaab oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

Guddoomiye Muungaab oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hayโ€™adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hayโ€™adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In