Sunday, January 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo Dowladda Norway kala hadashay Arrimaha Xasilinta

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo Dowladda Norway kala hadashay Arrimaha Xasilinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa la kulmay wakiilo heer sare ah oo ka socda safaaradda Norway ee Soomaaliya.

 

Related posts

Ciidamada Xoogga Dalka oo la wareegay deegaanka Jilib Marka

Ciidamada Xoogga Dalka oo la wareegay deegaanka Jilib Marka

January 3, 2026
Wasiiro iyo Xildhibaanno si adag uga horyimid xadgudubka Isra’iil

Wasiiro iyo Xildhibaanno si adag uga horyimid xadgudubka Isra’iil

January 3, 2026

Wakiilada ka socday Safaaradda Norway ee Soomaaliya ayaa waxaa hogaaminayay Madaxa Safaarada Mr. Haakon Svane, waxaana looga wada hadlay Arrimaha Xasilinta, Dib-uheshiisiinta iyo Barnaamijyada horumarinta ee Dowlada Norway ay ka wado Soomaaliya.

 

Wasiirka Wasaaradda ayaa bogaadiyay kaalinta ay dawladda Norway ka qaadatay Arrimaha Xasilinta iyo Dib-uheshiisiinta, dhismayaasha dawladaha hoose isagoona balan qaaday in ay si dhow ula shaqayn doonaan Hay’addaha fuliya mashaariicda ay dalka ka wado dawlada Norway.

 

Previous Post

Kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab oo weeraro dhuumalaysi ah ka geystay Galguduud.

Next Post

Kulan looga hadlayay isbadalka cimilada oo Dhuusamareeb lagu qabtay

Next Post
Kulan looga hadlayay isbadalka cimilada oo Dhuusamareeb lagu qabtay

Kulan looga hadlayay isbadalka cimilada oo Dhuusamareeb lagu qabtay

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Somalia Praises Saudi Role in Advancing Yemeni Peace Efforts

January 3, 2026
0

The Federal Republic of Somalia commends the constructive and responsible role of the brotherly Kingdom of Saudi Arabia in advancing...

Ciidamada Xoogga Dalka oo la wareegay deegaanka Jilib Marka

Ciidamada Xoogga Dalka oo la wareegay deegaanka Jilib Marka

January 3, 2026
0

Ciidamada Kumaandooska Gor Gor oo kaashanaya guutada 14-ka October iyo NISA ayaa si raami gacanta ugu dhigay deegaanka Jilib Marka...

Wasiiro iyo Xildhibaanno si adag uga horyimid xadgudubka Isra’iil

Wasiiro iyo Xildhibaanno si adag uga horyimid xadgudubka Isra’iil

January 3, 2026
0

Wasiirrada iyo Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ee Waqooyi Bari iyo Gobolka Awdal oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa si...

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Daawada

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Daawada

January 3, 2026
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaallya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 25-aad, waxaana shir guddoomineysay Guddoomiye ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In