Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mahadnaq ballaaran u jeedinaysaa dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee garab-istaagga iyo taageerada buuxa u muujiyay ilaalinta madax-bannaanida, wadajirka iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.
Sawirka hoose ka eeg wadamada iyo Hay’adaha caalamiga ah ee garab istaaggay dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo si cad uga horyimid xadgudubka Israiiil ee kala qeybinta Jamhuuriyadda Soomaaliya.











