Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir looga hadlayay is dhexgalka ganacsiga oo lagu soo gabagabeeyay Addis ababa

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir looga hadlayay is dhexgalka ganacsiga oo lagu soo gabagabeeyay Addis ababa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka maaliyada Xukumada Federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in shirkii lagu soo gabagabeeyay Magaalada Addis ababa ee Dalka Itoobiya looga hadlay sidii ay Waddamada Gobolka wax u wada qabsan lahaayeen iyo sidii loo kobcin lahaa dhaq-dhaqaaqyada ganacsi ee Mandiqadda Geeska Afrika.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Mudane; Beyle, oo u warramayay Idaacadda BBC-da ayaa intaa ku daray in ay Madaxda Waddamada Gobolka ee halkaasi ku kulmay isla meel dhigeen sidii Dal kasta loola wadaagi lahaa baahiyahiisa gaarka ah.

Qodobbada layku Afgartay ayuu Wasiirku ku sheegay, dhismaha Waddooyinka isku xira Waddamada Geeska, In laysu furo Ganacsiga iyo In la hagaajiyo lana ballaariyo Dekedaha Mandiqadda gaar ahaan kuwa Soomaaliya.

Shirkan Madaxda Waddamada Soomaaliya, Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Eretrea , African Development Bank iyo Bankiga Adduunka ugu soo idlaaday Magaalada Addis ababa, ayaa ah kii Saddexaad ee ay yeeshaan hoggaamiyeyaasha Gobolka, kaas oo inta badan lagu gorfeeyo sidii loo maareyn lahaa danaha ka wada dhexeeya Dalalkan.

Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Angola Uga Qayb Galay Shirka Golaha Sare ee Garsoorka Afrika”Sawirro”

Next Post

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo tababar u furay Shaqaale ka socda Dowlad-Goboleedyada+sawirro

Next Post
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo tababar u furay Shaqaale ka socda Dowlad-Goboleedyada+sawirro

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo tababar u furay Shaqaale ka socda Dowlad-Goboleedyada+sawirro

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In