Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka 6-Aad ee Madasha Shacuubta Shiinaha iyo Afrika.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka 6-Aad ee Madasha Shacuubta Shiinaha iyo Afrika.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjire Cawaale Cali Kullane Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa khudbad dheer ka jeediyay shirka 6-aad ee Madasha shacuubta Shiinaha iyo Afrika.

Shirkan oo ka dhacay hoolka caanka ah ee Zhenghe Hall ee ku dhex yaalla Machadka Shiinaha iyo Afrika ee magaalada Beijing ayaa waxaa si wadajir ah usoo qabanqaabiyay Machadka Shiinaha iyo Afrika iyo  Waaxda xariirka caalamiga ah ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Shuuciga “IDCPC” ee talada haaya dalka Shiinaha

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026

Danjire Cawaale Cali Kullane shirka uga qeyb galayay qaab fogaan arag ah ayaa ahayd khudbaddiisa mid dhinacyo badan taabanaysa oo xoogga ku saarayay xariirka wanaagsan ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.

Danjire Cawaale Kullane ayaa xoojiyay muhiimada ay dhalinyarada u leeyihiin xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha, waxa uuna dhalinyarada ku dhiiri galiyay in ay dhaxlaan xariirka saaxiibtinimada soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dhankiisa warqad furan oo shirkan ku socotay oo hambalyo ah u diray shirka 6-aad ee Madasha Shucuubta Shiinaha.

Tags: Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka 6-Aad ee Madasha Shacuubta Shiinaha iyo Afrika.
Previous Post

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inuu diyaar yahay qorshaha Amniga Caasimada

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Itoobiya oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Geeska

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Itoobiya oo la kulmay  wakiilka Midowga Afrika ee Geeska

Ra'iisul Wasaare ku Xigeenka Itoobiya oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Geeska

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad ee...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa galabta magaalada Muqdisho si ramsi...

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

March 7, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In