Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo markii ugu horeysay ku guuleysatay Koobka Shataranjiga Shaqsiyaadka Qaaradda Afrika

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo markii ugu horeysay ku guuleysatay Koobka Shataranjiga Shaqsiyaadka Qaaradda Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxda iyo ciyaartoyda xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga iyo qaar kamida bahda ciyaaraha ayaa garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay ciyaaryahan Cabduqaadir Maxamed Warsame oo guul taariikhiya kasoo hoyay tartanka shataranjiga ee shaqsiyaadka Qaaradda Afrika ee AFRICA INDIVIDUAL CHESS CHAMPIONS oo lagu qabtay dalka Burundi, kaas oo ay Soomaaliya markeedii ugu horeeyay ku guuleysatay.

Tartanka oo ay ku baratameyn 8 wadan oo Qaarada Afrika ah ayuu kaalinta koowaad ka galay ciyaaryahan Cabduqaadir Maxamed Warsame oo 9 wareeg oo uu ciyaaray kaga adkaaday ciyaartoy ka kala socotay dalalka South Afrika, Zambia, Algeria, Ivory cost, Kenya, Uganda iyo Burundi

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Ku-simaha gudoommiyaha gudiga olimbikada Soomaliyeed ahna Gudoomiyaha xiriirka shataranjjga Axmad Cabdi Xasan Wataac iyo bahda shataranjiga ayaa soo dhaweynta kadib munaasabad dhiirigelin ah oo ay u sameeyeen ciyaaryahanka oo ay ku amaaneyn sida sharafta leh ee uu u difaacay calanka dalkeena.

Ciyaaryahan Cabduqaadir Maxamed Warsame oo ka hadlay madasha ayaa xusay inay guushan u tahay Riyo u rumoowday, wuxuuna tilmaamay inuu sii wadi doono difaacidda dalkiisa.

Guddoomiye Ku-xigeenka xiriika Soomaliyeed ee shataranjiga Mahad Daahir Maxamed oo hogaaminayay xidigaha soo hoyay guusha weyn, ayaa xusay inay Soomaaliya guushan u tahay mid taariikhiya, wuxuuna dhinaca kale tilmaamay inay dhawaan ka qeyb gali doonaan tartan kale oo caalami ah oo ka dhici doona dalka Greece.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta ee ku sugan Buulo-Xaaji

Next Post

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo Agab loogu talagalay Baarista kala wareegay Shiinaha

Next Post
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo Agab loogu talagalay Baarista kala wareegay Shiinaha

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo Agab loogu talagalay Baarista kala wareegay Shiinaha

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In