Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo Nairobi kaga qeyb gashay shirka Is-dhex-galka Ganacsiga Bakistan iyo dalalka Afrika+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo Nairobi kaga qeyb gashay shirka Is-dhex-galka Ganacsiga Bakistan iyo dalalka Afrika+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafti ka socday Soomaaliya oo ay hoggaaminaysay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS oo ay wehelinayeen guddiyada Dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee labada Aqal Baarlamaan iyo xubno ka socday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, ayaa ka qeyb-galay shirkii ugu horreeyey ee is-dhex-galka Ganacsiga ee dalka Pakistan iyo Wadamada Afrika oo Khamiistii ka furmay magaalada Nayroobi.

Shirkan oo ay marti-gelisay dawladda Kenya sidoo kale na uu daah-furay Madaxweynaha dalkaasi, ayaa socday muddo laba cisho ah iyada oo ay ka soo qeyb-galeen wadamo badan oo ka socday Afrika, waxaana loogga hadlay sidii wadamada Afrika iyo dalka Pakistaan ba ay u wadaagi lahaayeen fursadaha Ganacsi iyo Maal-gashi ee dal walba.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Waftiga ka socday Soomaaliya, ayaa halkaas dawladda Pakistaan iyo wadamada kale ba kula wadaagay fursadaha Ganacsi iyo Maal-gashi ee ka jira Soomaaliya kuwaasi oo dhinacyadu ay ka sameyn karaan iskaashi kor-u-qaada dhaqaalaha wadamada.

Previous Post

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka Baarlamaannada Waddamada Islaamka+sawirro

Next Post

Shirka Sanad-laha ah ee Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganda oo ka dhacay Caasimadda Kampala+Sawirro

Next Post
Shirka Sanad-laha ah ee Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganda oo ka dhacay Caasimadda Kampala+Sawirro

Shirka Sanad-laha ah ee Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganda oo ka dhacay Caasimadda Kampala+Sawirro

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In