Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo Saxiixday  Qaraarka Qaramada Midoobay ee Dadka Naafada ah War-saxaafadeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay heshiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dawladda Federaalka Somaaliya ayaa waxay saxiixday qaraarka Qarammada Midoobay ee lagu ilaalinayo islamarkaasna kor loogu qaadayo xuquuqda dadka Naafada ah.

 

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Marwo Deqa Yasin ayaa saxiixday qaraarkan kadib markii ay ka qeyb-gashay shirkii golaha guud ee Qarammada Midoobay ee New York.

Waxay ay tiri Wasiir Deqa mar ay ka hadlaysay ansixinta kadib “Shalay waxay ahayd maalin taarikhda u gashay kor u qaadida dadka Naafada ah ee Soomaaliya, sababtoo ah waxan maanta kamid noqonnay qaraarka caalamiga  ee xuquuqda dadka naafada ah. Qaraarkanina wuxuu taageero ku biirin doonaa shaqadii hore ee ka socotay gudaha Soomaaliya ee ahayd in wax laga baddalo dabeecadaha iyo hababka loola dhaqmo dadka naafada ah”

Waxay intaas ku dartay wasiirku “marka la gabogabeeyo ansixinta qaraarkan, Soomaaliya waxay mar kale muujinaysaa sida ay uga go’an tahay fulinta waajibaadkeeda ku aadan xuquuqda dadka naafada ah, sida ku cad dastuurkeena, tubta hirgelinta xuquuqda aadanaha ee qaranka iyo waajibaadka warbixta muddaysan ee lanaga rabo”

Qaaraarkani waa mid caalami ah, kaasoo caddeynaya xuquuqda dadka naafada ah, gaar ahaan wadammadda qeybta ka ah axdigani waxay ku heshiiyeen inay xoojiyaan, difaacaan islamarkaasna hubiyaan inay si buuxda oo loo simman yahay dadka naafada ahi uga faa’iidaysanayaan dhammaan xuquuqdooda bini’aadaminimo iyo xoriyadooda aasaasiga ah, iyo sidoo kale in kor loo qaado ixtiraamka sharaftooda ay dhaxalka u leeyihiin.

Halkan hoose kala deg lifaaqa

Press release TODAY (SOOMAALI)

Previous Post

Wasiirka Caddaalada oo soo xiray tabbabar ku saabsan ilaalinta xaquuqda carruurta

Next Post

Wasiirka Ganacsiga oo warbixin siiyay Guddiga dhaqaalaha ee Aqalka Sare

Next Post
Wasiirka Ganacsiga oo warbixin siiyay Guddiga dhaqaalaha ee Aqalka Sare

Wasiirka Ganacsiga oo warbixin siiyay Guddiga dhaqaalaha ee Aqalka Sare

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In