Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo soo dhaweysay in Kenya ay dib u furtay duulimaadyada labada Dal ee Soomaaliya iyo Kenya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo Cambaaraysay weerarkii argagixiso ee Manda Bay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in dowladda ay soo dhaweyneyso in Kenya ay dib u furtay duulimaadyada labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya, isla markaana wixii hadda ka dambeeya ay gudaha dalka imaan karaan diyaaradaha ka soo kicitimayo Kenya, halka kuwa Soomaaliya ka tegayana ay tegi doonaan Kenya.

Afhayeenka ayaa xusay in tani ay xoojineyso xiriirka saaxiibtinimo ee labada ee dariska ah.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada dalka Kenya lagu sheegay inay dib u furtay hawadeeda inay diyaaradaha ka soo duula Soomaaliya ay yimaadaan dalka Kenya, taasi oo ka dambeysay markii ay xiriir wada sameeyeen Wasaarada arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya.

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in dib u soo celinta xiriirka duulimaadyada labada dal uu wax ka tari doono xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal ka dhexeeya.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Suudaan oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalkaas

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo badan “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo badan “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo badan “SAWIRRO”

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In