Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya Oo Uga Faa’iideysanaysa Horumarinta Duulista Hawada Shirweynaha ICAO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya Oo Uga Faa’iideysanaysa Horumarinta Duulista Hawada Shirweynaha ICAO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa sheegtay shirka caalamiga ah ee Hay’adda Duulista Adduunka ICAO oo maalintii labaad ka socda magaalada Montreal, Canada , inay Soomaaliya u tahay fursad ay uga faa’iideysanayso horumarinta Duulista Hawada.

Shirkan oo ah fadhiga 41-aad ee shir weynaha ICAO waa madasha ugu ballaaran ee dunidda ay ku gaarto qorshahayaasha mustaqbal ee Duulista Hawada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Dalkeenna wuxuu wali ku jira hannaanka horumarin, shirkaanna waa mid ka mid ah waddooyinka aan ku dooneyno inan dunidda ugu soo bandhigno dadaalladeenna iyo doorka xooggan ee Soomaaliya .” Wasiir Fardowsa ayaa sida sheegtay.

Wasiirka ayaa sidoo kale xaqiijisay , dadaallada la sameeyay inay horseedeen Soomaaliya inay mudnaan gaar ah ka hesho caalamka.

Shirka 41aad ee  ICAO, ayaa waxaa ka qeybgalaya wafuud gaaraysa illaa 300, kuwaa oo ka socda waddamada, ururada iyo hay’adaha dalalka 193 waddan ah ee xubinta ka ah ICAO.

Previous Post

Maxkamad Beenaad Argagixisadu Ku Lahayd Meel Udhow Basra Oo La Burburiyay

Next Post

THE FINAL COMMUNIQUE FROM THE CONSULATION CONFERENCE BETWEEN THE FEDERAL GOVERNMENT OF SOMALIA AND THE FEDERAL MEMBER STATES.

Next Post
THE FINAL COMMUNIQUE FROM THE CONSULATION CONFERENCE BETWEEN THE FEDERAL GOVERNMENT OF SOMALIA AND THE FEDERAL MEMBER STATES.

THE FINAL COMMUNIQUE FROM THE CONSULATION CONFERENCE BETWEEN THE FEDERAL GOVERNMENT OF SOMALIA AND THE FEDERAL MEMBER STATES.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In