Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo xubin ka noqotay Golaha Xaquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo xubin ka noqotay Golaha Xaquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay xubin cusub ka noqotay Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey kadib dadaal xooggan oo uu muujiyay Ergeyga Joogtada ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Xarunta Qaramada Midoobey ee New York, Danjire Abuukar Daahir Cusmaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xubinimada golaha xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay waxaa Soomaaliya kula tartamay wadamo ay ka mid yihiin Burkina Faso, Cameroon, Eritrea iyo Togo, balse 193 wadan oo shirkaasi fadhiyey ayaa 170-ka mid ah u codeeyeen Soomaaliya, halka 23-da kalena ay ka aamuseen.

Xubinimada golaha xuquuqul insaanka oo bilowga sanadka 2019-hirgalaysa waxa ay Soomaaliya u suura galinaysaa inay qayb ka noqoto go’aanada muhiimka ah ee ku aadan arrimaha xuquuqul insaanka, waxayna u abuuraysaa fursad diblomaasiyadeed oo muhiim ah.

Previous Post

Taalada Xusuusta Xasuuqii 14-ka October oo laga taagay Isgoyska Zoobe “SAWIRRO”

Next Post

Askar ka soo  baxay aag dagaal oo la xukumay

Next Post
Askar ka soo  baxay aag dagaal oo la xukumay

Askar ka soo  baxay aag dagaal oo la xukumay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In