Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay tartan xifdinta Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay Kuwait

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay tartan xifdinta Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay Kuwait
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka xifdinta Qur’aanka Kariimka ah oo sanad waliba lagu qabto dalka Kuwait ayaa waxaa sanadkan ku guuleystay wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Cabdullaahi Cali oo galay kaalinta koowaad.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kuwait ayaa si aad  ah u soo dhaweeysay guusha uu Cabdirisaaq Cabdullaahi Cali ka soo hooyey tartanka xifdinta Qur’aanka, waxaana la guddoonsiiyay abaalmarin gunaanadkii tartanka, iyadoo uu ka qeyb galay Amiirka Kuwait Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, madax ka socotay Safaaradda Soomaaliya ee Kuwait iyo xubno kale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kuwait oo kaashaneysa mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi ayaa qorsheyneya inay xaflad gaar ah u sameeyaan Cabdirisaaq Cabdullaahi Cali, si ay ugu abaalmariyaan guusha uu soo hooyay.

Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) oo howlo shaqo u jooga dalka Kuwait ayaa lagu casuumay in uu ka qeyb galo xafladda lagu abaalmarinayo wiilka Soomaaliyeed ee tartanka xifdinta Qur’aanka ah ku guuleystay.

Previous Post

Madaxweynaha oo soo gebagebeeyay shirka dib u heshiinta Gobollada Dhexe “SAWIRRO”

Next Post

Su’aal ama talo haddii aad qabto ka qeyb gal barnaamijka Islaamka iyo bulshada

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Su’aal ama talo haddii aad qabto ka qeyb gal barnaamijka Islaamka iyo bulshada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In