Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Suldaan cusub oo ka mid noqon doona Salaadiinta Koonfur Galbeed oo lagu caleemo saaray Diinsoor “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Suldaan cusub oo ka mid noqon doona Salaadiinta Koonfur Galbeed oo lagu caleemo saaray Diinsoor “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada oo ka dhacday Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo u jeedkeeduna ahaa caleemo saarka Suldaanka cusub ee la doortay ee beesha Dabarre Suldaan Cabdiwahaab Suldaan MaxamedNuur Suldaan Sheekh Xuseen Dabarre ayaa waxaa ka qeyb galay  Xildhibaanno ka tirsan Koonfur Galbeed, Qaar ka mida ugaasyada Koonfur Galbeed ee ka tirsan odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed 135 ahaa, Salaadiin, nabadoono, Culimaa’udiin uu ka midyahay Sheekh Cabdimajiid Sayid Xaaji Ibraahim, maamulka degmada Diinsoor iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Qaar ka mida salaadiinta iyo nabadoonada munaasbadda ka hadlay ayaa dadka reer Diinsoor kula dardaarmay inay la shaqeeyaan suldaanka cusub oo badalay Alle ha u naxariistee walaalkii oo dhawaan geeriyooday.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xildhibaan Cismaan Nuur Aadan oo ka mida Xildhibaannada koonfur galbeed iyo Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Cabdisalaan Xaaji Siidow ayaa xusay inay si hagar la’aan ah ula shaqeyn doonaan Suldaanka cusub.

Suldaan Cabdiwahaab Suldaan Maxamed Nuur Suldaan Sheekh Xuseen Dabarre oo gabagabadii munaasabadda ka hadlay ayaa ku baaqay in si wadjira looga wada shaqeeyo nabadda iyo xasiloonida, isagoo balan qaaday in uu si cadaalad ah ugu adeegi doono bulshada dooratay.

Previous Post

Taliyaha booliska Soomaaliya oo la kulmay taliyaha cusub qeybta guud ee booliska Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xoojinta amniga “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xoojinta amniga “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xoojinta amniga “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In