Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Suldaan Faarax Maxamuud Maxamed oo beeniyay inay xireen ciidanka Nabad Sugidda Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Muqdisho oo marti gelineysa shirka IGAD iyo ammaanka oo aad loo adkeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay soo shaac bexeen wararka sheegaya in ciidanka Nabad Sugidda Qaranka ay magaalada Muqdisho ku xireen Suldaan Faarax Maxamuud Maxamed oo kamid ah salaadiinta kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ayaa Suldaanka oo manata Shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Muqdisho, waxa uu sheegay inaysan ciidanka Nabadsugiida xirin isla markaana wararkaasi ay yihiin kuwa been abuur.

Suldaanka ayaa sheegay inuu si caadi ah  u wadanayo howlaha soo xulista Xildhibaanada si lamid ah slaadiinta kale.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Majirto waxa dhowr mar lagu cel celiyay oo ah inay i afduubteen ciidanka Nabab sugidda Qaranka, arintaa waxaa leeyahay majirto waxaa dhamaaday wixii la dhihi jiray afduubka, waxaa la marayaa in la ilaaliyo xuquuqda dadka, majirto wax xoriyad la’aan iyo caafimaad darro ah anigoona been sheegeynin”ayuu yiri Suldaan Faarax.

Dhinaca kale Taliye ku-xigeenka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Ismaaciil Daahir Cismaan oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Taliska Hay’adda ee magaalada Mqudisho ayaa sheegay in Ciidanka Nabadsugidda aanay wax faragalin ah kulaheyn arrimaha doorashooyinka marka laga reebo sugidda Amniga doorashooyinka, wuxuuna digniin u diray dad uu sheegay inay warar been abuur ah ka faafinayaan ciidanka amniga….

“Sidaa beryahaanba ka arkeyne idaacadaha iyo baraha bulshada oo ah in Hay’adda Nabadsugidda ay faragalin kuheyso howlaha doorashooyinka, isla markaana lagu eedeeyay falal aan waxba ka jirin, anaga hadaa nahay Hay’adda Nabadsugidda waxaan har iyo habeen u taaganahay sugidda amniga doorashooyinka, waana u digayaa shacabka Soomaaliyeed inay ka fogaadaan warraka nuucaasi oo kale ah” ayuu Taliye ku-xigeenka Nabad sugidda Qaranka.

 

 

Previous Post

Madaxa CIA: baabi’inta heshiiska Iran ee Trump waa masiibo iyo nacasnimo

Next Post

Xuska dhalashada Nabigeenna Muxamed N.N.K.H oo lagu qabtay Nairobi “SAWIRRO”

Next Post
Xuska dhalashada Nabigeenna Muxamed N.N.K.H oo lagu qabtay Nairobi “SAWIRRO”

Xuska dhalashada Nabigeenna Muxamed N.N.K.H oo lagu qabtay Nairobi "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In