Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Suldaanka Cummaan oo waraaqihiisa Aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee dalkaasi Cabdiwali Jeylaani +Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Suldaanka Cummaan oo waraaqihiisa Aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee dalkaasi Cabdiwali Jeylaani +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Suldaanka cusub ee Saldanada Cummaan Haytham Bin Daariq. Ayaa aqalka loo arrimiyo dalka cummaan ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee Saldanada Cummaan Mudane Cabdiwali Cali Axmed (Jeylaani)

Soo dhaweyn kadib Suldaanka Cusub ee Cummaan ayaa waraaqihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomiyaye Danjiraha Soomaaliya ee dalka Cummaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Danjire  Cabdiwali Jeylaani ayaa Suldaanka Cummaan ku wareejiyay dhambaal uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadd Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Danjire Jeylaani iyo Suldaanka cusub ee Cummaan ayaa soo dhawyen kadib ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashi labadaa waddan ee dhinaca Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Siyaasadda.

Suldaanka Cummaan iyo Danjiraha Soomaaliya ee dalkaasi ayaa isla qiray ahmiyada ay leedahay adkeynta xiriirka labada dowladood.

Cummaan waa dal ka mid ah dowladaha Khaliijka oo ku yaala goob istaraatiiji ah waxaana Soomaaliya kala dhaxeeyay xiriir walaalnimo iyo mid ganacsiga oo qota dheer  gaar ahaan dhoofinta xoolaha, Beeraha iyo Kaluunkeena.

Previous Post

FIRST CASE OF CORONAVIRUS DISEASE CONFIRMED IN KENYA

Next Post

Lix ka tirsan argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay dalka Kenya

Next Post
Taliska ciidanka Kenya oo sheegay in la bilaabay howlgal cusub oo ka dhan ah Al-shabaab

Lix ka tirsan argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay dalka Kenya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In