Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taalada Xusuusta Xasuuqii 14-ka October oo laga taagay Isgoyska Zoobe “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Taalada Xusuusta Xasuuqii 14-ka October oo laga taagay Isgoyska Zoobe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sanad ka hor 14-kii October waxa ay argagixisada Al-Shabaab xasuuqeen shacab Soomaaliyeed kaddib markii Qarax xoogan  uu ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku dileen In ka badan lix boqol oo qof halka ay ku dhaawacmeen dad ku dhaw saddex boqol, kuwaasi oo weli qaarkood la ildaran xasuuqii aan geed loogu gamban ee ay u geysteen shacabkeena.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Qaraxa Zoobe oo noqday kii ugu halista badnaa ee ebid ka dhaca Qaaradda Afrika, gaaar ahaan Soomaaliya ayaa galaaftay nolosha Soomaali badan, iyadoo shacabka ay mar qura dareemeen cadowtooyada argagixisada Al-Shabaab ay u qabaan bulshadeena,

Iyadoo laga duulayo dhibaatada ay 14-kii October ay shacabkeena u geysteen cadowga Ummadda Soomaaliyeed ee Al-Shabaab, isla markaana lagu soo xasuusanayo dadkii ku shahiiday weerarkaasi bahalnimada ahaa, waxaa taalo laga suray Isgoyska Zoobe.

Sawir qaade:- Cabdifataax Jante

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda

Next Post

Soomaaliya oo xubin ka noqotay Golaha Xaquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay

Next Post
Soomaaliya oo xubin ka noqotay Golaha Xaquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay

Soomaaliya oo xubin ka noqotay Golaha Xaquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In