Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taariikhada Madaxweynaha Cusub ee Puntland

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo la doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha cusub ee Puntland waxaa uu sannadkii 1966-dii ku dhashay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxbarashadiisa Hoose, Dhexe iyo Sare wuxuu ku qaatay magaalada Muqdisho wuxuuna ku qaatay Iskuulka Sheekh Xasan Barsane.

Sannad-kii 1986-1990-kii wuxuu ka baxay kulayadda Luuqada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Sidoo kale Shahaadada Labaad ee Jaamacadda (Master) waxa uu ka diyaariyey Jaamacadda Putra ee Dalka Malaysia, wuxuuna bartay maamulka.

Sanadkii 1992-dii waxa uu noqday Madaxii Howlaha Maraakiibta ee Dekedda Boosaaso, wuxuu kaloo ka soo shaqeeyay horumarinta waxbarashada.

Saciid Deni Waxa uu xilalka kala duwan ka soo qabtay hey’ado Ganacsi oo waa weyn,  sidoo kale waxa uu ka soo qeyb-qaatay howlaha dib u heshiisiinta deegaannada Puntland.

Sanandkii 2012-kii waxa uu noqday xubin ka tirsan golaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, sannadkii 2014-kii waxa uu noqday wasiirkii Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya, 2017-kii waxa uu ka mid ahaa musharaxiintii xilka madaxweynenimada Soomaaliya u tartantay.

8-da bisha Jannaayo 2019-ka waxa uu ku guuleystay doorashada madaxtinimada Puntland ee ka dhacday Garoowe.

Previous Post

R/wasaare ku Xigeenka Dalka oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Puntland

Next Post

Guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab oo xilka la wareegay

Next Post
Guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab oo xilka la wareegay

Guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab oo xilka la wareegay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In