Monday, June 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqriso: Taariikhda Gudoomiye Ismaciil (Oranjo)

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Oranjo)oo loo magacaabay Guddoomiyaha Degmad Cabdi-casiis
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026

Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Oronjo) waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sanad-kii 1986 waxa uu ku soo barbaaray degmada C/casiis, isagoo waxbarashada aasaasiga iyo tan sare  ku qaatay Muqdisho.

 

Ismaaciil Oronjo ayaa howlaha saxaafadda shaqadeeda bilaabay sanadkii 2004,isagoo Idaacadii codka Afrikada Bari uu ka shaqo bilaabay. sidoo kale  waxaa uu ku soo biiray Radio Muqdisho,oo ilaa iyo xiligan uu ka tirsanaa warbaahinta Qaranka,Ismaaciil waxa uu ka mid ahaa dhallinyaradii si hufnaan iyo karti ku dheehneyd  ugu soo shaqeeyey dagaalkii lala galay maleeshiyada Argagixisada ee Al-shabaab, marka loo eego doorkiisii ku aaddanaa dhinaca Warbaahinta.

Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Oronjo) ayaa masuuliyado kala duwan ka soo qabtay warbaahinta, sida Tifaftireyaashii Raadiyo Muqdisho iyo Wakaaladda SONNA, sidoo kale waxa uu soo noqday agaasimaha xiriirka warbaahinta gaarka ah ee wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska.

Madaxda sare iyo shaqaalaha wasaaradda ayaa soo dhoweeyey magacaabista Oronjo, kuna tilmaamay dadaal muuqda oo ay wasaaradda gaartay bacdamaa uu ka mid ahaa dhalinyaradii si firfircoonna uga soo shaqeysay howlaha Qaranka.

Haddaba halkan ka aqriso taariikhda shaqo ee guddoomiyaha cusub ee degmada C/casiis oo dhameystiran.

Curriculum Vitae (CV)

 PROFILE

  • Quick learning ability and hardworking
  • Good interpersonal and teamwork skills
  • Thrives in highly pressurized and challenging working environments.
  • Skilled in working with various computer software programs.

OBJECTIVE

To serve my country smoothly in the position that enables me to use my strong organizational/governmental skills, educational background and ability to work well with people.

 EDUCATIONAL BACKGROUND

2012-2015:   Public Administration and Management

  • Salam University Mogadishu

2006-2008: Diploma of first Aid health

  • Mujamac Umul Qura

2002-2005  Secondary leaving certificate with average 80.7%

  • Mujamac Umul Quraa

2003-2004:   Diploma of  Mass Communication with grade A+

  • Somalia Journalism Institute

2002:  Certificate of Completion in Academic English, with grade A

Al-Imra Institute of Languages

2001: Computer Course Certificate, with grade A.

  • National Computer Institute

 WORK EXPERIENCE

June .2017-Now: Director of Private Media  – Ministry of Information and Tourism-Somali Federal Government

  • Analyze and coordinating Private media activities to the Ministry .
  • Organizing meetings with in the Private media and Ministry
  • Prepare entry license for the foreign Journalists
  • Prepare license letter to the Private media Organizations
  • Working closely with the Director General as to ensure Private media work plans.

Feb. 2016-2017: General Chief Editor at Somali National News Agency (SONNA) at the Ministry of Information and Tourism- Somali Federal Government

Providing technical editing  of the News

  • Monitoring daily news at SONNA
  • Provide additional supervision of the Reports
  • Preparation of SONNA staff trainings
  • Working closely with all reporters of SONNA
  • Preparing general reports.
  • Closely working with the Director of SONNA

 April, 2006-2015: Chief Editor- Radio Mogadishu– Ministry of Information and Tourism-Somali Federal Government.

  • General editing Radio Mogadishu News and Programs
  • Monitoring Radio Reporters
  • Preparing formal design of communication and reporting National and international sources of the news and radio Programs.
  • Closely working with the Director of Radio Mogadishu

TRAINING, SEMINARS AND CERTIFICATES

2018: Attended and contributed three days workshop on how journalists organize talk shows.

2017: The minister of information, Culture and Tourism  awarded me certification certificate for work appreciation.

2016: participated and contributed  international media training program at Antalya, Turkey.

2015: attended and contributed a workshop on how to protect youth extremists in Somalia. at Djibouti.

2010:  attended a course of training of Basics of Journalism. Baidoa Somalia

2009: Participated and contributed training of Communication strategy Djibouti.

LANGUAGES

  • Somali: (Mother Tongue)
  • English:  Very Good
  • Arabic:    Very Good
Previous Post

Hoggaamiyaha W/Kuuriya oo si kulul ula hadlay Mareykanka

Next Post

Horjoogayaasha iyo Maleeshiyada la dilay 2018-kii

Next Post
Beegsiga Horjoogayaasha Alshabaab Waa dabar Go’ooda.

Horjoogayaasha iyo Maleeshiyada la dilay 2018-kii

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgallada lagula dagaallamayo hubka sharci-darrada...

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adaha Amniga Caasimadda waxay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Degmada Cabdicasiis iyo xaafadda Marinaayo, ku wargelinayaan in...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In