Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ka tirsan hay’adda Socdaalka oo tababar loogu soo gabo gabeeyay Addis Ababa “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Saraakiil ka tirsan hay’adda Socdaalka oo tababar loogu soo gabo gabeeyay Addis Ababa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

La- Taliyaha Sare ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane, Mahad Cabdi iyo Khubaro ka socotay Xarunta Aqoonsiga Norway (Norwegian ID Center) ayaa maanta magaalada Adis ababa ugu soo xiray tababar u socday mudo todobaad ah saraakiil ka tirsan Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo Hey’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Soomaaliyeed (Federal Identification Registration Agency). (FIRA)

La-taliyaha sare ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane, Mahad Cabdi, ayaa uga horeyn uga mahadceliyay Xarunta Aqoonsiga Norway (Norwegian ID Center) oo iyadu soo qaban qaabisay tababarkan ay Saraakiisha Hey’addu ku baranayeen casharo ku saabsan Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Bulshada (ID and Civil Registration).

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xatunta Aqoonsiga ee Norway iyo La-taliyaha sare ayaa ugu dambeyn si wadajir ah waxay shahaadooyin  ugu gudoonsiiyeen Saraakiisha tababarkan loo soo xirayay, iyagoo kula dardaarmay in aqoonta ay ka kororsadeen mudadii todobaadka aheyd ee ay ku guda jireen tababarka ay ku dabaqaan shaqooyinka ay ka hayaan Xarumaha Hey’adaha ay ka kala yimaadeen, islamarkaana waxa ay sidoo kale uga baaqeen iney uga faa’ideeyaan Saraakiisha kale ee aan Tababarkan nasiibka u yeelan ee ay uga soo tageen Xarumahooda shaqo.

Previous Post

Munaasabad loogu duceeynayay Wakiilkii Akadeemiyad Goboleedka (AGA) ee Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo qado sharaf u sameeyay goleyaasha kala duwan ee Puntland “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo qado sharaf u sameeyay goleyaasha kala duwan ee Puntland “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo qado sharaf u sameeyay goleyaasha kala duwan ee Puntland "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In