Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan dib u eegista Istaraatiijiyadda u adkeysiga Abaaraha iyo Musiibooyinka oo Muqdisho ka furmay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsan dib u eegista Istaraatiijiyadda u adkeysiga Abaaraha iyo Musiibooyinka oo Muqdisho ka furmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

a iyo Musiibooyinka  ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya, wakiilo ka socday urur-goboleedka IGAD iyo xubno ka socday qaar kamida wasaaradaha dowldda Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Aqoon is weedaarsiga oo ay ka qeyb galayaashu  isku weedaarsadeen figrado iyo tusaalooyin ku saabsan qaabka ugu haboon ee la isaga kaashan karo yareenta iyo u adkeysiga abaaraha  iyo Sida loo horumarin karo dhaqaalaha dalka ayaa waxaa ugu horeyn daah furay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen,  Wuxuuna xusay in loo baahanyahay in lala yimaado qorshe cad oo abaraha looga gaashaaman karo, si dalka loo gaarsiiyo isku filnaansho iyo iskutashi dhameystiran.

Natiijooyinka kasoo baxa aqoon is weedaarsigan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo kaashaneysa Urur goboleedka IGAD ayeey ka qeybgalayaashu ula noqon doonaan wasaaradaha ay ka socdaan si loo sameeyo Siyaasad Mideysan oo looga gaashaaman karo abaaraha iyo Musiibooyinka  dalka ka dhaca.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo “Muhiimad weyn ayey noo leedahay in ubadkeenna aan u sameyno fursado waxbarasho oo tayo leh.” SAWIRRO

Next Post

Guddoomiye Mursal oo sheegay in Baarlamaanka ay horyaalaan Howlo badan Kalfadhigan Shanaad

Next Post
Guddoomiye Mursal oo sheegay in Baarlamaanka ay horyaalaan Howlo badan Kalfadhigan Shanaad

Guddoomiye Mursal oo sheegay in Baarlamaanka ay horyaalaan Howlo badan Kalfadhigan Shanaad

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In