Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan habka sharci qorista iyo kaydinta sharuucda dalka oo soo gabagaboobay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsan habka sharci qorista iyo kaydinta sharuucda dalka oo soo gabagaboobay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan ayaa waxa loo qabtay mudo labo maalin ah  howl-wadeenno ka  tirsan Xafiisyada Garyaqaanka Guud, Xeer-ilaalinta Qaranka, Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Dastuurka, Maamulka Gobolka Banadir,  Bulshada Rayidka ah iyo qaar ka mid ah ardayda wax ka barata Jamacadaha Muqdisho.

Howl-wadeenada kala duwan ee ka soo qayb-galay tababarka ayaa sheegay in baahi badan loo qabo wada shaqeynta hey’adaha Sharciga ee dalka iyo  dardar-galinta tababarro sidaan oo kale ah ee loo qabto howl-wadeennada kala duwan ee bahda Cadaaladda iyo qeybaha bulshada Soomaaliyeed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji, oo tababarka soo xiray ayaa sheegay inay muhiim tahay in sharci kasta la waafajiyo Dastuurka dalka, si sharuucda dalka iyo Dastuurka KMG ah aysan iskaga hor imaan, lana helo sharuuc iyo Dastuur isla jaan-qaadi kara oo ka hirgala dalka heer Federaal iyo heer dowlad goboleed.

Wasiirka Cadaaladda ayaa kula  dardaarmay xubnaha qaatay tababarkan in ay si daacadnimo iyo hufnaan leh ugu shaqeeyan dalkooda oo ay hirgeliyaan waxyaabaha ay ka barteen siminaarka.

Previous Post

Prime Minister Kheire meets Qatar Amir in Doha

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay aqoonyahanada+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay aqoonyahanada+Sawirro

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay aqoonyahanada+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In