Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan hogaanka iyo Maamul wanaagga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsan hogaanka iyo Maamul wanaagga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo ku saabsanaa hoggaanka iyo hab dhiska wanaagsan ee maamulka oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda Somaville ee ku taala magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda iyo arday kale, ayada oo ay goob joog ahaayeen mas’uuliyiinta iyo maamulka Jaamacadda waxaa sidoo kale joogay qaar ka mid ah madax lagu casuumay.

Xildhibaan Prof Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo tababarka bixinayay ayaa si qoto dheer u falanqeeyay astaamaha wanaagsan ee laga doonayo hoggaamiyaha, habka ay tahay in loo maro hab dhiska maamulka, asaga oo looga tusaaleynayay habka maamul ee soo maray dunida sida ay u kala duwanaayeen iyo midka Islaamka ee waligii jiray.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dr Cabdinuur Sheekh Axmed Guddoomiyaha Jaamacadda Somaville oo tababarka soo qaban qaabiyay ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan tababarada noocaan ah, si dhallinyarada Soomaaliyeed kor loogu qaado aqoontooda iyo garaadka.

Jaamacadda Somaville ayaa inta badan xoogga saarta sidii ay u soo saari laheyd dhallinyaro ka dhisan aqoonta maadiga iyo midka Diiniga, ayada oo muhimada tahay sidii bulshada door muuqda ay uga noqon lahaayeen, isla markaana ay u jiheyn lahaayeen hogaanka iyo maamulka dalka.

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Ganacsiga ee dalka Serbia

Next Post

Kulanka farsamo ee Dowladda Soomaaliya iyo Golaha Nabadda ee Midowga Afrika oo dib u dhacay “SAWIRRO”

Next Post
Kulanka farsamo ee Dowladda Soomaaliya iyo Golaha Nabadda ee Midowga Afrika oo dib u dhacay “SAWIRRO”

Kulanka farsamo ee Dowladda Soomaaliya iyo Golaha Nabadda ee Midowga Afrika oo dib u dhacay “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In