Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan hufnaanta doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsan hufnaanta doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

SIimInaar loogu kuurgalayey qaabka korjoogayaasha uga qayb qaadanayaan hufnaanta Doorashooyinka Dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho; iyada oo ay ka qaybgaleen madaxa Hawlgelinta Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) mudane Cali Maxamuud iyo ku-xigeenka (DSRCC) Hawlgalka AMISOM ee Soomaaliya Mudane Simon Mulongo .

Kulanka oo ay qayb ka wadayihiin qaar ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal iyo Korjoogayaal Caalami ah ayaa diiradda lagu saarey habka ugu hufan ee doorashooyinka Gollaha Shacabka ee Dalka uga dhici karaan, iyadoo aqoon isweydaarsigaan la iskula falanqeeyey u kuurgalidda sidii looga fogaan lahaa dhibaatooyinka inta badan lagala kulmo xilliga Doorashooyinka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kulamada noocan ah ee uu Guddiga Doorashooyinka uga baarandagayo doorashooyinka Gollaha Shacabka ayaa wax badan ka taraya xaqiijinta doorasho daah furan oo lagu kalsoonaan karo, iyada oo had iyo jeer Guddiga diyaar u yahay kasbashada khibradda iyo turxaanbixinta uga timaada khubarada caalamka iyo kuwa gudaha Dalka intuba.

Previous Post

Safiirka Switzerland ee Soomaliya oo booqasho ku tegay Wasaaradda caafimaadka Puntland “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo ugu hambalyeeyay Shacabka doorashada Golaha deegaanka

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo ugu hambalyeeyay Shacabka doorashada Golaha deegaanka

Madaxweynaha Puntland oo ugu hambalyeeyay Shacabka doorashada Golaha deegaanka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In