Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar lagu baranayo baarista Dukumeentiyada oo Saraakiisha Hay’adda Socdaalka uga furmay qaar kamid ah Gobolada dalka+Sawirro.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Tababar lagu baranayo baarista Dukumeentiyada oo Saraakiisha Hay’adda Socdaalka uga furmay qaar kamid ah Gobolada dalka+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababaro ku saabsan Socdaalka gaar ahaan baarista Dukumeentiyada safarka ayaa uga socda Saraakiisha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee ka howlgala Laamaha ay Hey’addu ku leedahay gobolada dalka.

Tababaradaan oo  ay  bixinayaan Tababarayaasha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee khibradda u leh baarista dukumeentiyada safarka iyo arimaha socdaalka, ayaa ujeedadiisu tahay sidii kor loogu qaadi lahaa aqoontooda guud ahaan saraakiisha ka howlgasha laamaha Hey’adda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Tababaradan  ayaa si isku mid ah uga furmay laamaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ay ku kala leedahay gobolada dalka, gaar ahaan magaalooyinka Kismaayo, Baydhabo, Baladweyne, Dhuusamareeb,Gaalkacyo, Garoowe iyo Boosaaso.

Hogaanka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo uu horkacayo Agaasimaha Guud G/sare Maxamed Aadan Koofi ayaa  muddooyinkii dambe kordhiyay Tababarada lasiinayo Howlwadeenada Hay’adda ee ka howlgala Gudaha Caasimadda Muqdisho iyo Gobolada dalka si loo dar dargaliyo howlaha Hay’addu u heyso bulshada.

Previous Post

Madaxweyne Lafta-gareen oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi  ka socday Finland.

Next Post

Guddoomiyaha Cusub ee degmada Shingaani oo xilka la wareegay+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Cusub ee degmada Shingaani oo xilka la wareegay+Sawirro

Guddoomiyaha Cusub ee degmada Shingaani oo xilka la wareegay+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In