Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar lagu baranayo wada shaqeynta Booliska iyo Shacabka oo ka furmay Baydhabo+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Tababar lagu baranayo wada shaqeynta Booliska iyo Shacabka oo ka furmay Baydhabo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababar socon doono mudo saddex maalin ah ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu uga furmay Booliska iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan ee Koonfur Galbeed.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda amniga gudaha Maamulka Koonfur Galbeed Isxaaq Baarow Isxaaq oo furay TababarKA ayaa sheegay in mudada uu socdo looga hadli doono sidii ay wada shaqeyn buuxda u yeelan lahaayeen Bulshada Koonfur Galbeed iyo Ciidamada Booliska si ammaanka loo sugo.

Wuxuuna sheegay in fududeynta tababarkan ay iska kaashadeen Hay’adda UNDP iyo Dowladda Jabaan oo qeyb weyn ka qaata taageerada Soomaaliya.

Waxaana sidoo kale,mudada saddexda maalin ah ee uu socdo tababarkan ka faa’ideysan doona qaar ka mid ah Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed ee ka howlgala gobolada iyo degmooyinka Maamulka iyo Shacab ka kala yimuid saddexda gobol uu ka kooban yahay Maamulka Koonfur Galbeed.

Ugu dambeyn,tababarkan oo fulintiisa ay iska kaashanayaan Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Federaalka iyo Maamulka Koonfur Galbeed ayaa inta uu socdo waxaa diirada lagu saari doonaa wada shaqeynta Booliska iyo Shacabka iyo sidii loo sugi lahaa ammaanka deegaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Previous Post

Ciidanka Danab oo howlgala ballaaran ka fuliyay tuulooyin hoostaga Baladul-Amiin iyo Tooratoorow+sawirro

Next Post

Duqa Muqdisho oo Gurigooda ku wareejiyey Qoyska Reer Axmed Beexaani+Sawirro

Next Post
Duqa Muqdisho oo Gurigooda ku wareejiyey Qoyska Reer Axmed Beexaani+Sawirro

Duqa Muqdisho oo Gurigooda ku wareejiyey Qoyska Reer Axmed Beexaani+Sawirro

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In