Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar Socday Muddo laba Isbuuc Ah Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Tababar Socday Muddo laba Isbuuc Ah Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib U Heshiisiintaย  Mudane Saciid Cabdulaahi Calsoow, ayaa maanta tababar u socday muddo labo todobaadย  ahย  u soo xiray tababarayaasha hoggaaminta Maxaliga, eeย  maareeynta khilaafadkaย ย ย  iyo dhiirrigalinta hawenka,ย  leh hanka ka kheybgalka Dowlahaha hoose, Waxaanaย  ka Qeygalay tababaryaal iyoย  Masโ€™uuliyiinย  ka socday. dowlada heer Federaalka iyo heer Dowlad Goboleedย  xubnaha ka mid ahย  maamulka gobalka Banaadir.

Maareeyaha Machadka Dowladda hoose ee Xamar Cumar Faaruuq Cabdullaahi oo ka hadlay munaasbada lagu soo xiray tababarka,ย  ayaa yiri โ€œ Waxaan kula dar-daarmayaa tababarayaashi ka Qeybgalay tababarka inay si sax ah u gaarsiiyaan dadka ay ka soo tageen Cilmigay barteenโ€.ย  Ayuu yiri; Cumar Faaruuq

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Agaasimaha Macadka Qaranka ee Dowladda hoose ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ย Cumar Maxamed Caalim,ย  ayaa sheegay tababarka ay qaateen tababaryaasha muddo 15 cisha ah in uu faaโ€iido u leeyahay dadkii ka Qeybgalay.

Agaasimaha guud ee Wasaradda Arrimaha Gudaha Feredaalka iyo Dibย  U Heshiisiinta,ayaaย  Mudane Saciid Cabdullaahi Calsoow aya yiri โ€œ waxaan u mahadcelinayaa Macaliintii tababarka bixisay, tababarayaashii diyaarka u ahaa inay halkaan Cilmi ka bartaan,Waxaan ka rajaynaa Cilmigay halkaan ka barteen inay ugu adeegi doonaann bulshaday ka yimideenโ€ ayuu yiri Agaasimaha guud ee Wasaradda Arrimaha Gudaha Feredaalka Mudane Saciid Cabdullaahi Calsoow

Gabagabadii Munaasbada waxaa shahaadooyin la guddoonsiiyay dadkii Qaatay Tababarka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Feredaalka Dib U Heshiisiintaย  .

Previous Post

Ergeyga Gaarka Oo Maanta Gaaray Magaalada Cadaado โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Madaxweynaha Galmudug Oo Bogaadiyay Doorashada Golaha Deegaanka Ee degmooyinka Galmudug

Next Post
Madaxweynaha Galmudug Oo Bogaadiyay Doorashada Golaha Deegaanka Ee degmooyinka Galmudug

Madaxweynaha Galmudug Oo Bogaadiyay Doorashada Golaha Deegaanka Ee degmooyinka Galmudug

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In