Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababbar ku saabsan dastuurka oo Muqdisho lagu soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Tababbar ku saabsan dastuurka oo Muqdisho lagu soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
????????????????????????????????????
Tabanbarkani oo soconayay saddex maalin ayaa maanta loo soo gabangabeeyay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Dastuurka iyo Gudiyada qaabilsan arrimaha Dastuurka, waxaana intii uu soconayay la siinayay casharo ku saabsan qaababka loo sameeyo dastuur iyo siyaabaha loo maro.

Justin Duoa agaasimaha hay’adda EASA oo maalgalineysay tababbarkaan ayaa sheegay in Wasaaradda ay ka taageeraan wacyi gelinta bulshada iyo arrimaha dastuurka.

“Waxaan wasaaradda kala shaqeyneynaa arrimaha wacyi gelinta iyo dastuurka, waana sii wadi doonaa arrimahaas aan kala shaqeyno waaana hubaa in ay faa’iido u tahay bulshada Soomaaliyeed”ayuu yiri Jastin.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Agaasimaha wasaaradda dastuurka Maxamed Abuukar Zubayr ayaa kula dar daarmay shaqaalihii tababbarkaan ka qayb qaatay in ay ugu shaqeeyaan bulshada Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda dastuurka Xuseen Maxamed Sheekh Xuseen ayaa sheegay in dhammaan gobolada dalka lagu qaban doono kulamo wada tashi ah oo ku saabsan Dastuurka, si bulshada Soomaaliyeed ay talo ugu yeeshaan.

“Waxaan dhamaan gobolda dalka aan ku qaban doonaa kulamo looga tashanayo dastuurka, waxaana ka qayb gelin doonaa bulshada Soomaaliyeed, si ay aragtidooda uga dhiibtaan”ayuu yiri Wasiirka Dastuurka.

????????????????????????????????????

vlcsnap-2016-05-16-19h55m02s181 vlcsnap-2016-05-16-19h54m55s113 vlcsnap-2016-05-16-19h54m12s198 vlcsnap-2016-05-16-19h54m06s136 vlcsnap-2016-05-16-19h53m58s51 vlcsnap-2016-05-16-19h53m39s116 vlcsnap-2016-05-16-19h53m31s37

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Sawir Qaade:- Maxamed Ibraahim Raage (Honest)

 

Previous Post

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay dib u dhiska ciidanka “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In