Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababbar ku saabsan ka hortagga xaalufinta dhirta oo lagu qabtay Balanbale

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Dowlad Goboleedka Galmudug oo maamul cusub u magacaabay Balanbal “Akhriso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababbar lagu baranayay ka hortagga dhibaatooyinka ka dhasha isbadalka cimilada iyo Nabaad guurka dhirta iyo deegaanka ayaa lagu qabtay Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud.

Barnaamij kaan oo ay ka qayb galeen mudadii uu socday qaybaha bulshada iyo Xubno ka tirsan Maamulka Balanbale ayaa waxaa furay  Maamulka degmada waxaana fulinayay hay’ada GSA oo gacan ka helay Hay’adda UNDP.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka Degmada Balanbal ee Dawlad Goboleedka Galmudug Cabdirisaq Axmed Xalane ayaa ku booriyay ka qayb galayaasha tababarkan inay ka faa’iideystaan, si waxa la barey ay bulshada ugu gudbiyaan.

Eng. Axmed Nuur oo ah wakiilka hay’ada General Service Agency (GSA) ayaa ka warbixiyay Ujeedka taba barka iyo Faa’iidada uu u leeyahay Lataba barayaasha iyo Degmada.

Taba barkan oo socday mudo laba cisha ah ayaa gaba gabadii waxaa ka qayb galayaashu ay ka hadleen faa’iidada tababbarka uu u lahaa mudada ay qaadanayeen iyo muhiimada dhirtu ay u leedahay deegaanka in la jaraana ay keenayso nabaad guur saameeya Dadka, deegaanka iyo duunyada.

 

Cabdikariin Axmed bulxan


 

Previous Post

Wasaaradda haweenka oo kulan looga hadlayay ilaalinta xuquuqda carruurta ku qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay jidka Maka Al-mukarama

Next Post
Xildhibaano Guddoonka Barlamaanka U Gudbiyay Soo Jeedin Lagu Laalayo Mooshin ay Horay M.weynaha Uga Keeneen Xilibanno Kale oo Baarlaanka ka tirsan+Dhageyso

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay jidka Maka Al-mukarama

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In