Madaxweyne Deni oo Joojiyey Dhismeyaasha iyo Deegaameynta Dhul-daaqsimeedka
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray wareegto lagu Joojinayo dhismeyaasha iyo deegaameynta Dhul-daaqsimeedka deegaannada Puntland. ...