Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Boliiska Dhuusamareeb oo Khaad ku gubay Bartamaha Saldhigga Boliiska+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Taliska Boliiska Dhuusamareeb oo Khaad ku gubay Bartamaha Saldhigga Boliiska+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Boliiska magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay qaad si sharci daro ah lagu soo geliyay magaalada, waxaana lagu gubay bartamaha saldhigga Boliiska Dhuusamareeb.

Taliyaha Boliiska magaalada Dhuusamareeb Dhamme Burhaan Axmed Rooble oo ka hadlay goobta lagu gubay qaadka ayaa ganacsatada uga digay in ay magaalada qaad soo geliyaan maadaama qaadka laga mamnuucay dalka, si looga hortago faafitaanka cudurka Karoona fayras oo dhibaato ku haya adduunka dalkane laga helay kiisas Covid19 ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Taliyaha ayaa sheegay in ciddii lagu soo qabto iyadoo qaad soo gelineyso magaalada sharciga la horgey doono.

Hay’adaha Ammaanka ayaa horay u soo saaray amarro lagu joojinayo keenista qaadka si looga hortago faafitaanka Xanuunka Covid-19.

Previous Post

Wasiir Aadan Isaaq oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid C/qaadir Cali Boolaay

Next Post

Qofkii labaad oo la shaqeynayay Xafiiska QM ee Soomaaliya oo la xaqiijiyay inuu qabo Cudurka Covid-19

Next Post
Qofkii labaad oo la shaqeynayay Xafiiska QM ee Soomaaliya oo la xaqiijiyay inuu qabo Cudurka Covid-19

Qofkii labaad oo la shaqeynayay Xafiiska QM ee Soomaaliya oo la xaqiijiyay inuu qabo Cudurka Covid-19

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In