Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Booliska Galmudug oo fah faahin ka bixiyay qasaare argagixisada Al-shaab lagu gaarsiiyay deegaanka Wisil.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Taliska Booliska Galmudug oo fah faahin ka bixiyay qasaare argagixisada Al-shaab lagu gaarsiiyay deegaanka Wisil.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska gobolka Mudug ee Galmudug Gaashaanle Maxamed Mire Maxamuud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in qasaare xooggan lagu gaarsiiyay argagixisada al-shabaab weerarkii gaadmada ahaa ay ku soo qaadeen deegaanka Wisil aroornimadii saakay.

Taliyaha ayaa sheegay in abaaro 4:30 habeenimo xilliga la isku diyaarinayay salaad subax ay soo weerareen deegaanka hase ahaate ciidamada xoogga dalka ,kuwa daraawiishta Galmudug iyo bulshada deegaanka ay iska caabiyeen isla markaana ay ka dileen argagixisada tiro maleeshiyaad ah lagana furtay hub.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

“Abaaro 4:30 habeenimo xilliga oo la isku diyaarinayay salaad subax ayay weerar gaadmo nagu soo qaadeen kaasi oo ay ku bilaabeen qarax balse qasaaraha iyagu uu soo gaaray.
Taliye ku xigeenka ciidanka booliska gobolka Mudug ee Galmudug Gashaanle Maxamed Mire Maxamuud sidoo kale waxa uu sheegay in dagaalka uu wali socdo isla markaana la jibiyay hadane lagu raad joogo haraadigooda.

“Waan sii wadeynaa inta aan ka xoreyneyno dhamaan deegaannada ay sida dhuumaaleysiga ah uga joogaan gobolka Mudug maxaa yeelay awood malahan oo ay si toos ah noogu wajahaan kali hada awoodoodu waxa ay kusoo aruurtay weerarada gaadmada ah ayuu yiri taliye Maxamed Mire.

Previous Post

18 ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu toogtay Magaalada Gaalkacyo.

Next Post

Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne oo u dabaal dagay Maalinta Xuriyadda Jabuuti”Sawirro”.

Next Post
Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne oo u dabaal dagay Maalinta Xuriyadda Jabuuti”Sawirro”.

Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne oo u dabaal dagay Maalinta Xuriyadda Jabuuti"Sawirro".

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In