Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Qaasin Shiiq-doon Cali ayaa ku Wareejiyay Saraakiisha Amniga Maamulka Puntland Gaari Dhawaan Laga soo dhacay Deeganada Maamulka Puntland kaas Oo lugu heystay Deeganada Dowlada Goboleedka Galmudug.
Goobta lugu wareejinayay Gaarigaan ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdirahman Shiikh Xasan iyo Dhigiisa Puntland Maxamuud cabdi Nuur ,Saraakiil Ciidan oo kawada tirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland.