Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska booliska oo faah faahin ka bixiyay eedeysanayaal loo soo qabtay dilal ka dhacay Muqdisho (Dhageyso)

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Taliska booliska oo faah faahin ka bixiyay eedeysanayaal loo soo qabtay dilal ka dhacay Muqdisho (Dhageyso)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Hogaanka canshuuraha ee ciidanka booliska Jeneraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa shaaca ka qaaday in eedeysanayaal kala duwan loo soo qabtay falal dil ah oo 24-kii saac ee aynu ka soo gudubnay ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Jeneraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa ugu horeyn sheegay in gacanta lagu soo dhigay 8 eedeysane oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen fal dil ah oo ka dhacay agagaarka Digfeer ee Muqdisho, kuwaasi oo ku jira gacanta ciidanka booliska isla markaana ay ku socoto baaris.

Sidoo kale waxaa jirtay marxuum lagu dilay agagaarka Seeybiyaano oo ay dileen ciidan la socday nin sargaal sare ah oo lagu dhuftay xabad dhashiike ah, waana loo soo xiray saddex qof oo uu ku jir kii xabadda dhashiikaha riday.

Ciidanka ayaa gacanta ku dhigay eedeysanihii geystay dilka marxuum shalay Muqdisho lagu dilay, isla markaana la gubay, kuwaasi oo iminka ay ku socoto baaritaanno dheeraad ah.

Taliyaha Hogaanka canshuuraha ee ciidanka booliska Jeneraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa xusay in kiiska gabartii lagu dilay Jaamacadda Soomaaliya faraceeda Baar Ubax loo soo xiray waardiyeyaashii Jaamacadda

“Kiiska afaraad waxa uu ahaa gabartii lagu dilay Jaamacdda, runtii ciidanka Booliska markuu tegay waxaa loo soo xiray arrintas, sida aad la socotaan Jaamacaddu waa ay weyntahay, hal erid ayay leedahay, halka irid waxaa jooga ciidan waardiyeeya, ciidankaas waardiyaynaya waxa loo dhigay Albaabka waxay ahayde in Jaamacadda iyo waxa ku jira ay amnigooda sugaan, maadaama Jaamacadda la soo galay labo nin oo bistooladu ku hubeysan wajigooduna uu duubanyahay dileena marxuumadda, waxaan gacanta ku soo dhignay ciidankii waardiyaynaayay ee amniga loo igmaday Jaamacadda, Macalinkii u yeeray maadaama ay maanta Jimco ahayd ardayadda iyo eedeysanayaal kale, baaris ayaa ku socoto, waxaana rajeynayaa in qofkii ugu dambeeyay ee falkaasi geystayna in gacanta lagu soo dhigi doono” ayuu yiri Jeneraal Bariise

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/09/Jeneraal-Cabdullaahi-Xasan-Bariise-Taliyaha-Hogaanka-Canshuraha-ee-booliska-.mp3
Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Xukuumadda iyo Shacabka Tanzania

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Xukuumadda iyo Shacabka Tanzania

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Xukuumadda iyo Shacabka Tanzania

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In