Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Booliska oo Kutubo Qur’aan ah u qeybiyay maxaabiista ku xiran xabsiyada Gobalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Taliska Booliska oo Kutubo Qur’aan ah u qeybiyay maxaabiista ku xiran xabsiyada Gobalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta ugu deeqay maxaabiista ku kala xiran xarunta dambi baarista ee CID, Taliska Taraafikada iyo xabsiyada saldhigyada gobolka Banaadir kutubo Qur’aanka kariimka ah iyo dhar, iyada oo ujeeddadu ahayd dhiirrigelinta iyo daryeelka maxaabiista.

Deeqdaan oo ka timid xafiiska Taliyaha Ciidanka Booliiska, waxaa si rasmi ah maxaabiista ugu qaybiyey Taliyaha Ciidanka Taraafikada ee gobolka Banaadir, Gaashaanle Dhexe Saciid Cali Maxamuud (Saciid Baryare), iyo Taliyaha Qeybta Baarista Dembiyada, Sadiiq Aadan Cali (Doodishe).

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Taliye Asad ayaa xoojiyey baahida loo qabo ilaalinta xuquuqda iyo daryeelka maxaabiista, taasoo qayb ka ah dib-u-habaynta hay’adaha ammaanka ee dalka.

Previous Post

Howlgal qorsheysan oo lagu xubno ka tirsan khawaarijta

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dib ugu soo laabtay Dalka

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dib ugu soo laabtay Dalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dib ugu soo laabtay Dalka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In