Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska booliska oo sheegay in gacanta lagu dhigay rag hubeysan oo dhagar maleegayay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Booliska oo xilkii ka qaaday taliyihii saldhigga Boondheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Taliyaha Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed ayaa lagu sheegay inay xanuunka la qeybsanayaan qoysaskii ay ka baxeen labadii muwaadin ee xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay dhasheen mudaaharaadyo rabshada wata.

War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay ciidamada booliska oo kaashanaya, kuwa sirdoonka dalka inay gacanta ku dhigeen shan nin oo labo ka mid ah ay hubeysnaayeen, kuwaasi oo ku dhex dhuumaanayay shacabkii maanta ku mudaaharaadayay dhinac daljirka dahsoon ee magaalada Muqdisho, damacooduna ahaa maleegidda dhagar.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Akhriso Bayaanka taliska ka soo baxay

Previous Post

Wasiir Fawziya Abiikar Nuur oo ka hadashay Maalinta duumada adduunka

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guryahooda ku booqday qoysaskii ay ka baxeen labadii muwaadin ee xalay la dilay “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guryahooda ku booqday qoysaskii ay ka baxeen labadii muwaadin ee xalay la dilay “SAWIRRO”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guryahooda ku booqday qoysaskii ay ka baxeen labadii muwaadin ee xalay la dilay “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In