Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Ciidanka Asluubta oo 180 sariirood lagu wareejiyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Taliska Ciidanka Asluubta oo 180 sariirood lagu wareejiyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska  Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta la wareegay 180 sariirood oo uu ugu deeqay Dr; Cabdinaasir Cali Maxamed oo ah Dhakhtar ka howl-gala Isbitaal ku yaalla Dalka Jarmalka.

Dr; Cabdinaasir, oo ah Dhakhtar Soomaaliyeed, ayaa sariirahan ugu tala galay carruurta ku  jirta xarunta Agoonta Afgooye, ee uu Taliska Asluubta gacanta ku hayo, wuxuuna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu caawiyo Carruutan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Jenraal; Mahad Cabdirxmaan Aadan, Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ugu mahadceliyay Dr; Cabdinaasir caawimaadda uu u fidiyay Carruurta Agoota ah , isagoo qurba joogta kalana ugu baaqay in ay ku daydaan Muwaadinkan Soomaaliyeed.

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta Soomaliyeed Jenaraal; Cabdikariin Cali Afrax ayaa sheegay in ay wadaan dedaallo ku aaddan sidii loogu biirin lahaa xarumaha Agoonta Ciidanka Asluubta Carruurtii ay ka geeriyoodeen Askarta Ciidanka Asluubta.

Taliyaha ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga warqabo Agoonta Asluubta iyo kuwa kalaba goor dhowna ay ay Agoonta Asluubta ku biirin doonaan Ciidanka si loo xannaaneeyo loogana war-qabo.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo isu keenay Odayaasha dhaqanka Xeraale iyo Huurshe+Sawirro

Next Post

Duqa Muqdisho oo kulan lagu dardargelinayo shaqooyinka la qaatay Maamullada Degmooyinka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Muqdisho oo kulan lagu dardargelinayo shaqooyinka la qaatay Maamullada Degmooyinka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo kulan lagu dardargelinayo shaqooyinka la qaatay Maamullada Degmooyinka Gobolka Banaadir "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In