Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska ciidanka asluubta oo casho sharaf u sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Sanad-guurada 46-aad ee Ciidanka Asluubta oo maanta muqdisho lagu qabtay”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay ka qeybgalay munaasibad qeyb ka aheyd xuska sanad guuradii 46 ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed kaasi oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa casho sharaf u sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, saraakiil cidan iyo xubno kale, kaasi oo lagu weyneynayay xsuka 46 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka asluubta Soomaaliyeed, waxaana suugaan ka hadlaysa waxqabadka ciidanka goobta ku soo bandhigay kooxda Onkod ee ciidanka Asluubta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kulanka cashada ah waxaa kaloo ka qeyb  galay Wasiir ku-xigenka Warfafainta iyo Wasiir ku-xigeenka amniga iyo xubno ka socday maamul goboleedyada dalka.

Taliyaha ciidanka Asluubta Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo xafladda hadal kooban ka jeediyay ayaa uga mahadceliyay ka soo qeyb galyaasha, isagoo tilmaamay in howshan ay u dhabar adeegeen dhamaan saraakiisha iyo ciidanka Asluubta.

“Waxaan u mahadcelinayaa taliyexigeenada ciidanka Asluubta oo aan la’aantood howshaan la gaari karin, waxaan kaloo mahadcelin iyo bogaadin u jeedinayaa saraakiisha ciidanka Asluubta oo iyagu howshan u dhabar adeegay, una dhago nuglaaday fulinta awaamiirta taliyeyaashooda” ayuu yiri  Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac

Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa hoosta ka xariiqay in askari ka tirsan ciidanka Asluubta lagu dalacsiiyay hal darajo iyo lacag dhan saddex boqol oo doolar, taasi oo uu ku muteystay howlkarnimo uu muujiyay, waxaana uu ciidanka kale ku booriyay inay si hufan u gutaan waajibaadka loo idmaday.

 

 

 

 

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Cayaartooyda da’yarta oo xalay loo sameeyay xaflad soo dhaweyn ah “SAWIRRO”

Next Post
Cayaartooyda da’yarta oo xalay loo sameeyay xaflad soo dhaweyn ah “SAWIRRO”

Cayaartooyda da'yarta oo xalay loo sameeyay xaflad soo dhaweyn ah "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In