Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Ciidanka Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kiiska Gabar Lagu Dilay Waaberi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Taliska booliska oo ka digay in qashinka la soo dhoobo hareeraha waddooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyay kiiska gabar shalay lagu dilay Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir.

Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka booliska ayaa lagu cadeeyay inay jirto falka dilka ah ee loo geystay gabar da’yar oo ka mid ahayd ardaydii dhawaan galay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare, kuna baastay, waxaana qoraalka uu u qornaa sida tan.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Shalay 11/September/2020, abaare 14:00pm duhurnimo ayaa saldhiga Booliska Degmada Waaberi, waxaa soo gaaray warbixin ku saabsan meedka gabar lagu dilay gudaha Degmada gaar ahaan guri dabaq ah oo ku yaala Waaxda Maajo in laga soo tuuray Marxumad Xamdi Maxamed Faarax ina Hooyo Nadar Caraale Culusow, 19 jir ah ku dhalatay Ceelbuur dagan Degmada Deyniile, Marxuumada ayaa ka mid aheyd dhallinyaradii dhawaan gashay Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga Sarre ee sanadkaan, kuna baastay.

Meesha uu Kiisku marayo.

“Ciidanka booliska Soomaaliyeed, oo ka duulayo warbixintaas ayaa goobta tagay. Isla markaana marsiiyay nadaamka lagu maamulo goob danbi ka dhacay, waxaan biloownay baarista, aruurinta cadeymaha iyo gacan ku dhigista eedeysanayaasha oo aan gacanta ku hayno ilaa 4 Eedeysane, waxaa socota baaris qoto-dheer, waxaana si dhaw Ummadda ula wadaagi doonaa natiijada baarista oo dhameystiran” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Taliska Ciidanka booliska.

Previous Post

Xeer-Ilaaliyah Guud Ee Qaranka Oo Daahfuray  Waraaqda Qiimaynta Caafimaadka

Next Post

Ciidanka Nabad Sugidda Jubbaland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Bambooyin Ay Al-Shabaab Ku Duugteen Xaafadaha Kismaayo

Next Post
Ciidanka Nabad Sugidda Jubbaland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Bambooyin Ay Al-Shabaab Ku Duugteen Xaafadaha Kismaayo

Ciidanka Nabad Sugidda Jubbaland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Bambooyin Ay Al-Shabaab Ku Duugteen Xaafadaha Kismaayo

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In