Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska CXDS oo soo saaray amaro lagu xakameynayo dhaq dhaqaaqa ciidanka XDS ee caasimadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo shirar muhiim ah uga qeyb galay dalalka kenya iyo Uganda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa amar ku bixiyay in ciidamada u shaqeeyaha hay’adaha sida gaarka ah loo leeyahay aan lagu arki karin iyaga oo xiran dareeska ciidanka.

Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in gaadiidka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed aan lagu dhex arki karin, iyaga oo aan howlo shaqo ah ku jirin, waxaana uu taliyeyaasha ciidanka Xoogga uga digay in gaadiidka

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Magaalada gudaheeda sugidda amni waxaa shaqo ku leh ciidanka booliska iyo kuwa Nabad sugidda, waxaana u sheegayaa inaysan shaqo ku lahayn amniga caasimadda ciidanka xoogga dalka, marka ciidankii aan howlo shaqo u joogin, ma lagu dhex arki karo gudaha magaalada” ayuu yiri Taliyaha ciidanka xoogga dalka.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa amar ku bixiyay in ciidanka u shaqeeyaha hay’adaha sida gaarka ah loo leeyahay aan lagu arki karin iyaga oo xiran dareeska ciidanka dowladda.

Previous Post

Hay’adda UNODC oo ku wareejisay Taliska Ciidanka Booliska buugaag “SAWIRRO”

Next Post

Leyli saraakiil oo tababbar ku soo qaatay dalka Jabuuti oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay “SAWIRRO”

Next Post
Leyli saraakiil oo tababbar ku soo qaatay dalka Jabuuti oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay “SAWIRRO”

Leyli saraakiil oo tababbar ku soo qaatay dalka Jabuuti oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In