Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Mareykanka ee Afrika iyo militariga Faransiiska oo ka hadlay xoojinta iskaashiga ee dhinaca Afrika

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Taliska Mareykanka ee Afrika iyo militariga Faransiiska oo ka hadlay xoojinta iskaashiga ee dhinaca Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hoggaamiyeyaasha Taliska Mareykanka ee Afrika Jeneraal Stephen Townsend  iyo saraakiil uu hogaaminaayo taliyaga Ciidamada Dalka Faransiiska General François Lecointre,ayaa isku afgartay sii wadista iskaashiga Mareykanka iyo Faransiiska ee dhinaca Afrika .

Jeneraal Stephen Townsend, Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa yiri “Faransiiska waa saaxiibka ugu da’da weyn Mareykanka waana hogaamiyaha la dagaalanka argagixisada Afrika.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaan wadaagnaa hanjabaadda guud, walaaca labada dhinac iyo balanqaadka aan kula dagaalameyno ururada xagjirka ah ee rabshadaha wada ayuu yiri Taliyahu.

Hogaamiyaasha ayaa sidoo kale kawada hadlay tartanka awoodeed ee dunidu ugu jirto Africa iyo sida dalalka Shiinaha iyo Ruushka ay u daneynayaan qaaradda.

Hoggaamiyaha Taliska Mareykanka ee Afrika waxa uu qiray guushii duulaanka uu hogaaminaayey  Faransiiska ee lagu dilay mid ka mid ah taliyayaashii ugu weynaa Al-Qaida, Abdelmalek Droukdal, bishii Juun.

Wafdiga Mareykanka ayaa ka tacsiyeeyay khasaarihii ugu dambeeyay ee Faransiiska kasoo gaaray Saaxil, oo ay kujiraan dhimashadii ugu dambeysay ee askarta Faransiiska intii lagu jiray Howlgalka Barkhane.

Mawduucyada laga hadlay waxaa kaloo ka mid ahaa mudnaanta ay leedahay qaaradda Afrika, iskaashiga laba dale e Franco-America iyo la dagaallanka ururrada xagjirka ah ee rabshadaha ka wada ee Galbeedka Afrika.

Tags: Taliska Mareykanka ee Afrika iyo militariga Faransiiska oo ka hadlay xoojinta iskaashiga ee dhinaca Afrika
Previous Post

Taariikh nololeedka Ra’iisul wasaaraha cusub ee Dalka.

Next Post

Wax-qabadka Taliska Ciidanka Asluubta oo lagu maamusayay Muqdisho+Sawirro

Next Post
Wax-qabadka Taliska Ciidanka Asluubta oo lagu maamusayay Muqdisho+Sawirro

Wax-qabadka Taliska Ciidanka Asluubta oo lagu maamusayay Muqdisho+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In