Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Nabadgalyada Waddooyinka Galmudug oo ka  halka halka ay mareyso qadashada sharciyada gadiidka “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Taliska Nabadgalyada Waddooyinka Galmudug oo ka  halka halka ay mareyso qadashada sharciyada gadiidka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Hogaanka Nabadgalyada Waddooyinka Booliiska Galmudug ayaa ka Warbixiyey Halka ay marayso qaadashada Sharciyada Gaadiidka iyo sida loogu Guulaystay in Bulshada Sharciyada qaadato sida Taargada , Buugga lahaanshaha Gaadiidka taas oo Mudaba lagu howlanaa Hirgalinteeda.

Taliyaha Nabadgalyada Waddooyinka Booliiska Galmudug Gaashaanle Dhexe Aadan Urur Cabdi ayaa Warbaahinta Qaranka uga warxixiyey sida ay u hirgaliyeen in Dadwaynaha qaataan Taargada iyo Sharciyada Gaadiidka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhinaca kale Taliyaha ayaa sheegay in Dadka Gaadiidka iska wareejinaya ay maraan Sharciga kala wareejinta Gaadiidka aanna la ogoleyn in meel aan Sharci aheyn lagula kala wareego  Gaadiidka haddii ay dhacdana ay ka dhalan karto Ciqaab adag.

Nabadgalyada Waddooyinka Galmudug ayaa Bilihii la soo dhaafay ku Howlanaa Hirgalinta Qaadashada Sharciga saxda ah ee looga baahan yahay Gaadiidka ka Howlgala Galmudug.

Previous Post

Wasaaradda Haweenka oo maanta  tababar u furtay 50 wariyaal ah “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa soo saaray habraaca lagu dooranayo gollaha shacabka

Next Post
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa soo saaray habraaca lagu dooranayo gollaha shacabka

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa soo saaray habraaca lagu dooranayo gollaha shacabka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In