Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska nabadgelyada waddooyinka oo ka digay dadka sida sharci darrada ah u wada gaadiidka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Gadiidka ka howlgala Caasimadda oo amarro adag laga soo saaray “MUUQAAL”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka Nabadgelyada waddooyinka ayaa ka digay in si sharcig darro ah lagu wato gaaadiidka ka howlgalla caasimadda, iyadoo ciddii lagu qabto oo aan heysan leysinka baabuurta sharciga lala tiigsan doono.

Taliyaha ciidanka nabadgelyada Waddooyinka oo maanta kulan la yeeshay ciidanka taraafikada ayaa amar ku bixiyay in sharciga lala tiigsado wadayaasha gaadiidka ee aan heysan warqadda wadista darawalnimo, iyadoo intiii uu socday kulanka lagu soo bandigay leysino been abuur ah oo shaqsiyaadki watay sharciga lala tiigsaday.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Gaashaanle Sare Cali Maxamed Cali oo kulanka kadib la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa digniin u diray dadka sida sharci darrada ah ku wadaya gaadiidka, isagoo faah faahin ka bixiyay waxyaabihii ka soo baxay kulankoodii maanta.

“Dhismaha idin muuqdo, lagana rabo in laga gaarsiiyo sanadguurada 72aad ee ciidanka, waxaa arkeysan leysimada been abuurka ah, runtii dadka waxa ay u bateen dad baabuur iska wata oo aan leysan lahayn, talaabo cad ayaa laga qaadi donaa dadka sida sharci darrada ah laamiyada u maraya ee aan heysan wadsita gaadiidka”

Taliska ciidanka Nabad gelyada waddooyinka ee Taraafiko ayaa wada qorshayaal looga hortago dadka sida sharci darada ah u wada gaadiidka ee maraya waddooyinka, iyadoo xarunta taliska laga hirgelinayo dhismo cusub oo ay ku shaqeynayaan ciidanka taliska, kaasi oo qeyb ka ah qorshaha dhiso dalkaaga oo uu Madaxweynuhu ku baaqay kal hore.

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRR”

Next Post

Kooxaha Xagjirka ah maxay u daliishadaan la dagaallanka dowladaha? -DHAGAYSO

Next Post
Kooxaha Xagjirka ah maxay u daliishadaan la dagaallanka dowladaha? -DHAGAYSO

Kooxaha Xagjirka ah maxay u daliishadaan la dagaallanka dowladaha? -DHAGAYSO

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In