Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Qeybta 4aad Ee AMISOM Oo Maamulka Gobolka Hiiraan Ka Raali Geliyay Qalad Ka Dhacay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Taliska Qeybta 4aad Ee AMISOM Oo Maamulka Gobolka Hiiraan Ka Raali Geliyay Qalad Ka Dhacay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska qeybta 4aad ee Ciidanka AMISOM ayaa raali galin ka bixiyay dhacdo 15 kii bishan garoonka diyaradaha Beledweyne looga celiyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan xili uu doonayay in uu soo dhaweyo wafdi ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya oo beledweyne kuso wajahna.

Taliyaha qeybta 4aad ee ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM Kornayl Cabdiraxmaan Riyaale ayaa guddoomiyaha ka raali geliyay dhacdadii dhacday, kana codsaday wada shaqeyn buuxda in laga yeesho shaqooyinka  ka dhaxeeya labada dhinac.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

Jeneraal Saalax Yacquub Cabdullaahi Abaanduulaha qeybta 27aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweyay raaligelinta ay bixiyeen taliska qeybta 4aad ee AMISOM.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo dhankiisa ka hadlay kulanka ayaa bogaadiyay wadasheynta wanagsaned ee ciidamada AMISOM kala dhaxeysay, hadana uu markale diyaar u yahay in uu arrintaas xoojiyo,  waxaana uu codsaday in si wadajir ah la’isugu duubnaado si shaqo hufan loo qabto.

Goobta dhacdadan ka dhacday oo ah  afaafka hore ee garoonka diyaraadaha beledweyne ee Ugaas Khaliif  aya waxa gacanta ku haya cidamada AMISOM gaar ahaan Walaalaha dalka Jabuuti ka socda.

Previous Post

Ciidamada Amaanka Gaalkacyo oo Gacanta ku dhigay nin Dil-wadareed ka geystay Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo la kulmay Guddiga madaxa banaan ee  Doorashooyinka qaranka.+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo la kulmay Guddiga madaxa banaan ee  Doorashooyinka qaranka.+Sawirro

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo la kulmay Guddiga madaxa banaan ee  Doorashooyinka qaranka.+Sawirro

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In