Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska qeybta guud ee booliska oo soo bandhigay gaariga laga tuuriyay hoobiyaha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Taliska qeybta guud ee booliska oo soo bandhigay gaariga laga tuuriyay hoobiyaha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Booliska ayaa caawa gacanta ku dhigay gaari nooca Dadweynaha ee loo yaqaano Mini Bus oo uu saarnaa Qariga Hoobiyaha ee loo adeegsada madaafiic caawa meelo ka mid ah Muqdisho ay ku soo dhaceen, gaar ahaan degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi, halkaasi oo ay ku dhinteen dad rayid ah, halka ay ku dhaawacmeen toban kale.

Taliyaha qeybta guud booliska Gobolka Banaadir Jeneraal Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) oo saxaafadda kula hadlay goobta lagu qabtay gaariga ay wateen dhagar qabayaasha ayaa sheegay in gaariga Hoomeyga ah uu ahaa kii ay maleeshiyaadka Shabaabku ku qal qal gelinayeen amniga, waxaana uu intaa ku daray in ciidanka booliska ay ku guuleysteen gacan ku dhigidda gaariga.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Taliyaha ayaa sheegay in kooxda gaariga wadatay ay gaarayeen afar ruux, kuwaasi oo labo ka mid ah iyaga oo dhaawac ah la geeyay goobaha caafimaadka, oo lagu dabo joogo,.

Ciidamada ayaa iska caabin kala kulmay Kooxda madaafiicda tuureysay,iyagoo marki dambe ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan gaariga ay wateen iyo hoobiyeyaashii saarnaa, kuwaasi oo taliska qeybta guud ee gobolka uu saxaafadda u soo bandhigay.

vlcsnap-2016-04-07-22h54m53s188 vlcsnap-2016-04-07-22h53m56s130 vlcsnap-2016-04-07-22h53m39s224 vlcsnap-2016-04-07-22h53m33s159 vlcsnap-2016-04-07-22h52m55s34 vlcsnap-2016-04-07-22h52m47s207 vlcsnap-2016-04-07-22h52m34s81 vlcsnap-2016-04-07-22h52m28s17 vlcsnap-2016-04-07-22h52m21s206 vlcsnap-2016-04-07-22h51m14s47 vlcsnap-2016-04-07-22h51m06s224 vlcsnap-2016-04-07-22h50m52s85 vlcsnap-2016-04-07-22h50m45s16 vlcsnap-2016-04-07-22h49m50s231 vlcsnap-2016-04-07-22h49m43s160 vlcsnap-2016-04-07-22h49m33s67 vlcsnap-2016-04-07-22h49m25s244 vlcsnap-2016-04-07-22h48m52s167 vlcsnap-2016-04-07-22h48m39s32 vlcsnap-2016-04-07-22h48m31s211 vlcsnap-2016-04-07-22h48m28s184

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA OO SIMINAAR U SOO XIRAY SARAAKIIL

Next Post

Wasiir Farkeeti oo ka qeybgalay shirkii sanadlaha ahaa ee wasiirrada Maaliyadda Jaamacadda Carabta+Sawirro

Next Post
Wasiir Farkeeti oo ka qeybgalay shirkii sanadlaha ahaa ee wasiirrada Maaliyadda Jaamacadda Carabta+Sawirro

Wasiir Farkeeti oo ka qeybgalay shirkii sanadlaha ahaa ee wasiirrada Maaliyadda Jaamacadda Carabta+Sawirro

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In